What you may have missed

Sunday, May 31, 2009

Isku Imaatankii Ciyaartoydii Hore ee Qarankeena

Yaad ka taqaanaa Ciyaartoydan halkaan isugu Timid? Waa xulkii Qaranka intaan Dagaallada sokeeye soo kala ceyrin. oo ah 2009. Halkaan Ka Daawo - Isu Imaatankii Ciyaartoydii Qaranka Soomaaliyeed ee Hore

Dhalinyartii Qafaalka laga soo fakiyey oo La wareystay.

Waxaa soo shaac baxaya in ururka Alshabaab ay ka soo afduubaan dhalinyarada tuulooyinka ay heystaan si ay ugula dagaalamaan dowladda. Mar la wareystay caruurtii shalay lasoo fakiyey ayuu mid kood yiri, "Waxay i dheheen soo bax, taba bar baa la'aadaaha!" Midkale waxuu yiri, "Anagoo banooni dheeleeyno ayaa nalasoo qabtay, xabsiga laba geri nala geeyey." Dhageyso wareysigooda, iyo General Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo faahfahin arintaas ka bixiyey. Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir C/fataax Ibraahin Shaaweye ayaa isna faahfaahin ka bixiyey.



New! Videos.Somchat.com

Our Soon to be Videos Home! Check out and Tell us what you think! Opens in New Window

Dhalinyaro Dagaal Loosoo Qafaalay oo Dowladdu Soo Fakisay

Dowlada KMG Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Dhalinyaro ay sheegeen in ay u afduubnaayeen Alshabaab si ay u dagaal geliyaan. Shabelle Media Network. Sii Aqri - Daawo Sawiradda
Shabelle: MUQDISHO
Dowlada KMG Soomaaliya ayaa Maanta  soo bandhigtay Dhalinyaro ay sheegeen in ay u afduubnaayeen Xarakatul shabaab Mujaahidiin .
 
Sida uu saxaafada u sheegay maanta taliyaha ciidamada booliiska dowlada kmg General Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid illaa 11-dhalinyaro ah oo uu sheegay in laga soo afduubay gobolka Sh/hoose gaar ahaan degmada Buulo Mareer iyo deegaanka Golweyn ayaa ciidamada dowalada waxaa ay ku qabteen Ex Contarol Afgooye.

 

General Cabdi Qeybdiid ayaa ku eedeeyay in dhalinyaradani ay soo afduubeen ciidamada Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin xili guryahooda ay joogeen sida uu sheegay.

 

Max’ed Cusmaan oo ka mid ah dhalinyarada maanta dowladu soo bandhigtay ayaa isna sheegay in laga soo qabtay degmada Buulo Mareer 4-maalin ka hor isla markaana maanta ciidamada dowaladu ay qabteen xili ay soo galayeen magaalada Muqdisho.

 

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir C/fataax Ibraahin Shaaweye ayaa isna sheegay in sida uu tilmaamay ninkii hor kacayay dhaliyaradani ay ku dileen ciidamada Ex Contarol Afgooye sida uu hadalka u dhigay.

 

 

Ma jirto illaa iyo hada cid madax banaan oo xaqiijisay waxa ka jira dhalinyaradani ay dowlada soo bandhigatay iyadoo aysan weli ka hadlin Masuuliyiinta Xarakatul shabaab Mujaahidiin .









Saturday, May 30, 2009

Ahmedou Ould-Abdallah oo U.N-ta U Cadeeyey Safarkii Muqdisho iyo Dhaq Dhaqaaqa Burcad Badeedka

Ahmedou Ould Abdallah oo U.N ta ka hor sheegaya Sida uu soo arkayay marku la kulmay Dowladda ayuu yiri "waa wax laga xumaado sida magaalada loo burburiyey." Mar wax laga weydiiyey ciidamada cadowga ee Ethiopia, ayuu yiri waxay ila tahay in shhegidda ciidammada Ethiopian-ka ee lagu tuhmayo iney dib ugu soo noqdeen Soomaliya waa mid lagu ilduufinayo dadka Soomaaliyeed.
Waxyaabaha kaloo laga wareystay:
1. Eritrea iyo faragelinteeda ay ku heyso Somalia
2. Inuu howl gelin siiyay Norway qodidda dalka Soomaliya laga qodo shidaal.
Halkaan Ka Daawo Wareysiga oo Dhan - RealPlayer

Ciidamada AU oo U.N.-to Siineyso ilaa $300 Million

U.N Spokesman - SomaliaWararka ka soo baxaya shirarka ayaamahan isugu tagaan U.N-to ayaa u eg mid ay go'aan ku gaareen inay Soomaliya kusii hayaan Ciidamada AMISOM. Taas waxaa sii dheer inay lacag gaareysa $300 Milyan (US) lagu siin doona ciidamadaas si ay garab u siiyaan Dowladda U.N taageerto ee Madaxweynaha ka yahay Sh. Shariif. Halkaan Ka Daawo Video-ga lagu wareysanayo Afhayen arintaan ugu hadlay U.N ta.

Madaxweyne Sh. Shariif oo Cadeeyey inuusan ka Cabsooneyn Alqaacida.

Madaxweyne Sh. shariif oo ku eedeynaya Eritrea inay hubeyso kooxaha dowladda ka soo horjeeda ayaa wareysi uu siiyey Wakaaladda warfaafinta ee dalka Fransiiska laga leeyahay lana yiraah, France24, Qaybteeda Englishka ayaa isagoo dhowla caseenaya ku wargeliyey inuusan ka cabsooneyn taktigada Alqacida isticmaasho, iyagoo uu sheegay iney ergo u joogaan gudaha Soomaliya. Halkaan ka Daawo video-ga wareysiga Madaxweynaha


Ciidamada AU oo U.N.-to Siineyso ilaa $300 Million - Halkaan Ka Daawo Video Faah Faahinaya


Wednesday, May 27, 2009

Baaq xabad joojin ah oo kasoo baxay Puntland arrinta dagaalka ee Muqdisho

Waxaasirka saxaafadda dowlad gobolleedka Puntland oo aqrinaya Baaq xabad joojin ah oo kasoo baxay Puntland arrinta dagaalka ee Muqdisho. Halkaan Ka Daawo Video-ga : Baaq ka soo baxay Puntland ee quseeya dagaalka Muqdisho

Video ah - Sh. Shariif oo Sheegay in la is caliyo Ajaanibta Soomaaliya inay dad laaayaan u soo aaday.


Madaxweyne Shariif oo ku baaqay in Somaliya laga difaaco Ajaanib uu sheegay in ay kusoo duuleen. Halkaan Ka Daawo Video-ga - shir Jaraai'd Sh. Shariif Qabtay


iiDhis Web Design

Gaar iiDhis.com deg degna u dhiso webkaaga
Kooxda iiDhis Web Design ayaa kaa codsatay inaad soo fiiriso ayagoo diyaar kuula ah Website-yo caalami ah oo si deg deg ah laguugu diyaarinayo.



Fadlan ku Laabo bogga hore ee Somchat.com

- Halkaan Riix - Somali News Videos - Somali News and Blogs - Somchat.com

Video ah: Sheekh Xasan Daahir Aways.oo noqday Gudoomiyaha Xisbul Islaam

Gudoomiyhii Ururka Xizbul Islaam Cumar Iimaan oo goordhaweyd xilkii ku wareejiyay Sheekh Xasan Daahir Aways. Halkaan Ka Daawo - Xisbul ISlaam oo Gudoomiya Ka Dhigatay Xasan Daahir Aweys


Video ah Sh. Shariif oo sheegay in la iska difaaco ajaanibta kusoo duushay Soomaaliya





Tuesday, May 26, 2009

Wasiirka Kalumeysiga oo Ka hadley Burcad Badeedka

Waa Wareysi uu la Yeeshay Wariye Maxamaed Deeq , Prof:C/raxman Xaaji Adan IBBI oo ah Ra,isul Wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Kaluumeysiga & Khayraadka Badda ee Dawladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya. Halkaan Ka Daawo - Wasiirka Kaluumeysiga Somalia: Wareysi..




Qaybta - Labaad -



Monday, May 25, 2009

Wasiir Dowladda ka tirsan oo Sheegay in 200 qof ku dhimatay dagaalka

Wasiir Dowladda KMG oo sheegay in 200 in ka badan ku dhimatay dagaallada labadii isbuuc ee la soo dhaafay ka dhacay Muqdisho.Waxaa kaloo ka arki kartaa dhibaatada heysata dadka barakacsan ee xeryaha hooy la'aan ku heyso. Halkaan Ka Daawo Video-gan

Video ah Faahfaahin Isqarxintii Keydka Shidaalka

Faah faahin dheeraad ah oo ku aadan Weerarkii Isqarxinta iyo Khasaare kasoo gaaray Ciidamada dawladda Somaliya. Sawiro naxdin leh! Saraakiisha dawladda KMG ah ee Somaliya ayaa qiratay 6 askari in ay ku dhinteen. Halkaan Ka Daawo Ismiidaamintii Mogadishu

Video ah Is Miidaamintii Keydka Shidaalka Muqdisho

Qarax Ismiidaamin ah oo qasaare dhimasho ah geystay ayaa waxaa maanta lala eegtay Xaruntii Keydka Shidaalka ee magaalada Muqdisho oo ay deganaayeen ciidamada Military-ga dowlada kmg Soomaaliya iyadoo maamulka gobolka Banaadir uu sheegay in Qof Ajinabi ah uu qaraxaasi ka danbeeyay. Halkaan Ka Daawo Video-ga.

Dagaalkii Jimcihii 23/05/09/ Maqal iyo Muuqaal - Wareysiyaal lala yeeshay dhalinyarada bakaaraha

Ayadoo xabadaha aad ka dhex maqli karto magaallada Muqdisho qaybaha dagaalka markaas ka soconayay ayaa wiil dhalin yaro ah video Camera ku soo wareystay sida dadka markaas dagaalka ag joogay. Waa Suuqa Bakaaraha markii la isku dhex ceyrsanayay. Halkaan Ka Daawo Video-gan



Sunday, May 24, 2009

Dowladda oo Sheegatay Guulo ay Ka Gaareen Weerarkii ay DHowaan ku Qaadeen Kooxaha Mucaaradka ku ah


in labalaariyo howlgalka ciidamada dowladda lana bilaabo hoolo sifeyn ah ayuu yiri wasiirka warfaafinta. Sidoo kale wasiirka gaashaandhiga oo sheegay in ciidamada dowladda gaareen hadafkii dagaalka u qaadeen. Waxaa war saxaafadeed ka hadlay Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiirka Gaashaandhigga ee Dowladda Midnimidda Qaran. Halkaan Ka Daawo Dowladda oo Sheegtay..

Saturday, May 23, 2009

Faahfaahin Dagaalkii Jimcihii 22/05/09 iyo Wareysi Sh. Xassan Mahdi afhayeenka Xisbul Islam ka soo Horjeeda Dowladda

Jimcihii lasoo dhaafay ee aheyd 22/0509 ayaa ciidamadda dowladda weerar ku qaadeen fariisimiha AlShabaab iyo Xisbul-Islaam garabka mucaaradka ku ah Dowladda. Video-gan waa faahfaahin, iyo wareysi lala yeeshay Sh. Xassan Mahdi oo ah Afhayeenka Xisbul Islaamka garab dagaalamaya Al-Shabaabka. Halkaan Ka Daawo - Dagaalka Muqdisho - Jimcihii 22/05/09 - Sh. Xassan Mahdi - Afhayeenka Xisbul Islaamka


Wednesday, May 20, 2009

Ciidamadda Amisom oo leh Xaaladdu waa mid deggan oo kala carar ma jiro

The situation is under control

. Sida uu sheegayo ninka heysta ciidamada AMISOM ee ku xareysan xeryahooda magaalada Muqdisho, dagaalka Muqdisho ka socda waa mid hit and run ah. Daawo Videogan



War Is weydaarsi Aljazeera u qabatay ARS Asmara iyo Dowladda

Wareysi Al-Jazeera la yeelatay Zakariye Maxamud Xaji Axmed oo ah Gudeemiye ku xigeenka ARS garabka Asmara, Maxamed C/laahi Cumar oo ah Wasiirka arimaha dibada ee Soomaaliya, iyo Maxamed Gure oo ah Gudoomiyaha Somali Concern Group ee ka howlga London. Waa war is weydaarsi kulul oo afka la iskula dhaafi la'yahay. Waxaa kaloo ku jira Sh. Xasan Dahir Aweys oo wax yar ka hadlaya ciidamada AMISON. Halkaan Ka Dawaawo Video-ga Debate-ka ah


Fadlan ha Hilmaamin

Gaar Bogga Hore - Somali News Videos - Somali News and Blogs - Somchat.com

Earn cash from Adsense and Google Adwords, a Must Read article

Today, I will teach a basic lesson. What is Google Adsense?Today, I will teach a basic lesson. What is Google Adsense?

Adsense is a term used by Google for their online ads. It is the program they offer to webmasters like me so that Google's advertisers (the companies that pay Google to show their advertisements) can display their ads on publishers web sites.

In simple terms, Adsense is on of many ways to cash in on the Internet. It is closely related to Adwords.

When a company is to advertise on google, they buy adwords. and Adword is a keyword - basically an english word like for example 'cash', 'money', 'advertise on google' etc. So the advertiser pays google x amount of money just so they can advertise on Google.

Remember I told you that google has Adsense which lets webmasters show Google Ads? Well, Google shares the money the advertiser pays them with webmasters who display the Adsense Ads. Are you following so far?

Let me recap. Advertiser Advertise on Google through Adwords. Then Google publishes the advertisements on websites through Adsense. When Ad is successful, Google charges the advertiser and shares the Income with the webmaster of the website.

Does this seem simple way to make money?
What if I told you that none of this cost any money to you!?

Are you reading this? That is true! You can get some of the advertiser's money because Google will give it to you!

Now that you're interested, (if not that I haven't clarified it enough) let me explain it in simpler terms.

How to earn Money through Google Adsense and Google Pay Per Click

I told you earlier that AdSense is one of many ways to earn money from the Web. AdSense for content is a system of Google contextual ads (How Businesses Advertise on Google) that you can place on your blog (Such as this one), search engine, or Web site. Google, in return, will give you a portion of the revenue generated from these ads. How much Google will pay you depends how the value of ads you've displayed.

Each text ad is called Google Ad, and these text ads come from Google Adwords program which is how companies advertise on Google. These advertisers bid on each keyword. So, because certain keywords are searched more on Google and are discussed more on websites and blogs, their values vary depending on their popularity. Generaly, popular adwords pay more adsense money.

Finally, if you interested, here are some things you may have to consider.

Restrictions:

Google restricts AdSense to non-pornographic Web sites. In addition, you may not use ads that may be confused with Google ads on the same page.

Google also restricts you from disclosing AdSense details, such as how much you were paid for a keyword.

Payment Method:

Google offers three payment methods.

CPC, or cost per click ads pay every time someone clicks on an ad.

CPM, or cost per thousand impressions ads pay for every thousand times a page is viewed.

Cost per action, or referral ads are software ads that pay for every time someone follows a link and takes the advertised action, such as downloading software.

Payments are generally monthly by either check or electronic funds transfer. US residents must supply tax information to Google, and the income you receive will be reported to the IRS.

Advantages:

AdSense ads are very unobtrusive, so it provides a better user experience than flashy banner ads. Because the ads are contextual, many people will want to click on them anyway, since the results may be relevant.

You don't have to be big or famous to start using AdSense, and the application process is simple. You can even insert ads in your Blogger blog, so you don't need to host your own Web site.

AdSense acts like your own ad broker. You don't have to negotiate prices or find appropriate advertisers. Google does that for you, so you can concentrate on creating quality content and publicizing your Web site.


Tuesday, May 19, 2009

Nabaddu Macaanaa! Waa Muqdishoo dhisan 1984 tii

Walaal goormaa kuugu dambeeysay aragtida Magaallada Muqdisho oo dhisan wadana taagan yihiin dhismayaasha sida building-mada labada dabaq, seddaxda dabaq, ama lix dabaq? Sidoo kale, dadkoo wada labissan si xarago lehna u dhex maraya magaallada ayagoo xabad wiifeysa ka gambaneyn ma xasuusataa? Koleey kuweena da'da yar maba arag waayihii nabaddu jirtay intuusan Siyaad Barre dad layn bilaabin, laakiinsi maanta waxaan kuu hayaa video yar oo kuu celina 1984 magaallada Muqdisho oo aad calool xumo kugu ridaya marka aad xasuusato haddii aad xiligaas magaaladaas joogtay. Caku ciil badanaa! Halkaan ka fiirso Video-gan - Muqdisho - Mogadishu 1984
Fadlan Gaar Bogga Hore oo Daawo Video-Yada Cusub - Somali News Videos- Somali Blogs and News - Somchat.com


Dadka Jihaadka Dib Ugu Laabta oo Barnaamij laga Soo Saaray


Soomalida degan Ingiriiska oo laga sheegayo inay ka qayb qaataan dagaallada ka socda Soomaaliya. Ingiriiska ayaa ka socda baaritaano lagu raadinayo dadka ay ugu yeereen inay yihiin supporting networks u diraya dhalin yarada Soomaliya si ay u dagaalamaan. Halkaan Ka Daawo Video-Ga - Docuementariga Ah - Dadka Jihaadka Dib Ugu Laabta oo Barnaamij laga Soo Saaray

VIdeo: Burcad Badeedka oo ka hadlaya lacagaha iyo noloshooda


Waa Video la wareysanayo Burcad badeedka ayagoo ka hadlaya xaaladada ay ku jiraan iyo sida ay u isticmaalaan lacagaha madax furashada ay helaan. Halkaan Ka Daawo Documentarigan



Monday, May 18, 2009

AUDO: Abu Mansur 'Wax Khilaaf ah uma dhexeeyo Alshabaab iyo Xisbul Islaam'


Afhayeenka ururka alshabab, Abuu Mansuur, ayaa sheegay in aysan jirin wax khilaaf ah oo u dhaxeeya Madaxda Xizbul islaam iyo Alshabab shalay mar uu qadka taleefoonka ku bixiyey shir jaraa'id. Halkaan Ka Dhegeyso

Video Cusub:


Halkaan Ka Daawo Video ah Qasaarihii Dagaalka iyo Faahfaahinta Isbitaallada Buuxdhaafay


Video ah Qasaarihii Dagaalka iyo Faahfaahinta Isbitaallada Buuxdhaafay

Qasaarihii DagaalkaWaxaa soo baxaya wararka qasaarihii ay geysteen dagaallada ka socda magaalada Muqdisho. Faahfaahin ku aadan isbitaallada oo buuxdhaafaya. Halkaan Ka Daawo - Qasaariha dagaallada Muqdisho

Video-ah Indhacadde oo Ka Hadlaya in la Difaaco Dowladda Soomaaliya


Indhacada oo ka hadlaya iney muhiim tahay in la difaaco Dowladda Midnimadda Qaran ayaa yiri, "Dowladdu ma ah mid ridda ah ama gaala ah waa dowlad islaami ah.... adinkana wariyayaasha ah waxaa idinku waajib ah inaad difaacdaan dowladdaan. Cidkasta oo islaam ama soomaali ahna waajib bey ku tahay." Halkaan Ka Daawo Video-Ga - Indhacadde oo Ka Hadlaya Dowladda Midnimada Qaran


Fadlan ha hilmaamin oo Gaar




Fadlan Daawo Video-yada Cusub - Bogga Hore


Sidoo Kale, hoos ka fiirso liiska wararka bishaan oo dhan. Waxyar hoos u deg.

Sunday, May 17, 2009

Video ah qaraxii maanta ka dhacay beledweyne ee lala eegtay Sh. C/Raxmaan Ibraahim Macow

Sheekh C/raxmaan Ibraahim Macow Guddoomiyaha Maxkamadaha Islaamiga Gobolka Hiiraan, "Qorshaha dilka waan ka bad baaday waxaana gacanta ku haynaa Mid ka mid ah kooxaha falkaasi isku dayey." Halkaan Ka Daawo - Qaraxii Maanta Beledweyne



Friday, May 15, 2009

Video-ah Dagaallada Muqdisho - 15/05/09 Universal TV - Faahfaahin dheer

Universal TV: Warar ka hadlaya magacaabidda Taliyaha Militeriga Dowladda, iyo xaaladda qaxootiga ka cararay Muqdisho oo gaaray Ceelasha Biyaha ayna heyso hoy la'aan iyo biyo la'aan.
Xiryaha oo Buux dhaafay ayaa keenay in barakacyasha reer Muqdisho inay hoos seex daan geedaha ayagoo si cariiri ah isku dul saar saaran. "Waxaan codsanayaa hadii Muslim jiro oo wax wax u kaalmeeya ay i kaal meeyaa maadaama 7 ciyaal ah iyo hooyadey aan wataa", ayay tiri Caasho Aaden oo ah hooyo gar gaar weydiisatay mar ay Universal TV la hadashay. Halkaan Ka Daawo Video-gan Cusub. 15 Minutes.

Video-yada Cusub ka Daawo


Somali News and Blogs - Somali Videos - Somali News - Somali News Videos - Somchat.com - Riix Halkaan oo Bogga Hore Gaar

Riix Post Comment oo Codkaaga Dhiibo


Fadlan ha hilmaamin inaad fikradaada ka dhiibato halkaan adigoo riixaya Post Comment linkiga ah ee Hoos ku yaala.

Video ah 14/05/09 ee Dagaalka Xamar - Dagaal-yahannada is mooday Hollywood Stars

Dagaalka oo ku sii faafafaya xaafadaha xamar ayaa u eg mid aan dhowaan hakad geli doonin. Videogan waa mid cusub oo ku dhex geynaya frontiga dagaalka ka socdo waxaad na ka arki kartaa dhinacyada is heysta oo is xabadeynaya - sidii hollywood film oo kale ayey kaamirada isugu hor dagaalayaan.


Today's Feature Technology Article


Buying Domain Name explained in Simplest Terms: By Somchat.com webmaster

Where to go Next


Fadlan Gaar Bogga Hore - Somali News and Blogs - Somchat.com - Somali News Videos - Front Page - Riix Halkaan oo Daawo Video-yada Cusub

Video ah Universal TV - Ansaxintii Sh. Shariif aa Shareecada Islaamka - Full Version

Universal TV - Ansixintii - Full VersionVideo-ga Insixintii Sh. Shareef ee Shareecada Islaamka Universal TV - Kani waa full version. Halkaan ka Daawo - Ansixintii Shaareecada ee Sh. Shariif



Labadaan meel mid sii Aqri.
1. Buying Domain Name in Simplest Terms - by Somchat web master
2. Somali News and Blogs - Somchat.com Front Page- Somali News Videos - Daawo video-yada cusub

Thursday, May 14, 2009

Video ah faahfaahin Ansixintii Sh.Shariif ee Shareecada: Aljazeera

Al-jazeera oo faahfaahin ka bixisay ansixintii Madaxweynaha Dowladda Midnimidda Soomaaliya ee ku dhaqanka Shareecada Islaamka oo dhowaan ku ansixiyey Magaalada Muqdisho. Halkaan ka Daawo Video-ga - Ansixintii Sh. Shariif ee Shareecada Islaamka


Fadlan Gaar bogga hore - Somali News and Blogs - Somali News Videos - Latest Somali News

Qoraaga Boggan oo qoray maqaal teknoologiga ah. Waa mid ku fahansiin kara gadashada magaca (domain name, or url, or web address whatever you may know it as) websiteyada. Hoos riix oo booqo boggaas kana faa'iideyso maqaalkaas.
Buying Domain Name explained in Simplest of Terms

Wednesday, May 13, 2009

Sh. Shariif oo Ansixiyey Ku Dhaqanka Shareecada Islaamka: Shabelle.NET


Madaxwenaha dowlada kmg Soomaaliya sheikh Shariif ayaa maanta Ansxiyay ku dhaqanka Shareecada islaamka kadib Markii uu Gudoomiyaha baarlamaanka u soo gudbayay Mooshinkaasi. Sii Aqri - Sh. Shariif oo Ansixiyey Shareecada
Madaxweynaha oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada kadib markii gudoomiyaha baarlamaanku uu u soo gudbiyay qodobkii ku dhaqanka shareecada islaamka ee barlamaanku ansixyay ayaa soo saaray go’aan ka kooban 4-qodob oo la xiriira dhaqan galinta Sharcigaasi.

Qodobada madaxweynuhu soo saaray oo uu saxaafada u aqriyay madaxa Xafiiska madaxweynaha C/kariin Xuseen ayaa waxaa ka mid ah, in dib u habeeyn lagu sameeyo Sharuucda ama qawaaniinta dalka lagana saaro wixii ka hor imaanya shareecada islaamka.

Madaxweyne sheikh Shariif oo xiliga uu hadlayay ay dhincyadiisa fadhiyeen gudoomiyaha baarlamaanka iyo ra’iisul wasaaraha ayaa saxiixay go’aankii baarlamaanka iyo xukuumadda ay ku ansixyeen in dalka lagu dhaqo shareecada islaamka,waxaana uu sheegay in uu noqon doono mid sharci ah oo dalka ka hir gala.

Ugu danbeeyntii Madaxweynaha dowlada kmg ee Soomaaliya sheikh Shariif Shiikh Axmed oo ka hadlayay dagaalada xiligani socda ayaa sheegay in aysan diin ku saleysneeyn waxaana uu wax laga xumaado ku tilmaamay in dad magac diimeed sheeganaya sida uu sheegay ay dagaalo ku baaqaan xiligani.

“Marka hore waxaa aad uga xumahay in dad sheeganaya Culumo in dagaal uu xalkooda noqdo,wixii heshiiska lagu wada ahaa ee laga shaqeynayay waxaa uu ahaa in dalkani nabadiisa la soo celiyo ,dadka Soomaaliyeedna fursad loo siiyo nidaamka ay rabaan in ay doortaan,waxaana muuqata in aan loo hogaansameyn amarada islaamka ee ah in dhiiga qofka muslimka ah laga fogaado qilaafka wixii qilaaf ah ee yimaadana loogu laabto kutaabka Illaah iyo Sunada Nabiga Muxamed SCW” ayuu yiri madaxweynaha dowlada kmg Soomaaliya sheikh Shariif Shiikh Axmed

Horay ayaa golaha Baarlamaanka iyo xukuumaduba waxaa ay siyaabo kala duwan ugu ansixiyeen in dalka lagu xukumo Diinta islaamka taasoo garabyo ka mid ah xoogaga mucaaradka ay sheegeen in aysan waxba ka hir gali doonin.

Shabelle News
Ku Laabo Bogga Hore -Somali News Blogs - Somali Blogs - Somali News Videos - Somchat.com

Video cusub ee Dagaalka Muqdisho Ka socda oo haatan Degan


Waxaa laga soo diyaariyay video faah faahan dheer ka bixinaya dagaallada iyo xaalada Muqdisho oo hadda degan iyadoo wax heshiis qaas ah oo xabad joojin ah weli jirin. Halkaan ka daawo video-gan cusub - Halkaan ka Daawo Dagaalka xamar ee hadda socda Muqdisho

Ku Laabo Bogga Koowaad. Riix Masawirka Somali News Blogs and Somali Videos

Ma dhameysatay, fadlan faalo, faahfaahin dheeraad ah, fikirkaaga ama aragtidaada, wax kastaa oo kula sugan halkaan ku sheeg. Dadku ha ogaadaan sida aad ka dareemeysid xaaladan heysata dadka masaakiinta ah. Riix Post Comment linkiga ah oo annonymous ama magacaaga ku soo gudbi qoraalkaaga. Sidoo kale, video-yada cusub ka fiiri bogga hore ee somchat.com

Taksiile Somali ah oo Maxkamad lasoo Istaajiyey kadib markuu taksigiisa ku dhaawacay rakaabkiisa


Taksiile Soomaali ah oo ku nool Nashville TN,ee dalka Mareykanka ah oo dhowaan laba qof ku daawacay taksigiisa ayaa la soo istaajiyey Maxkamad. Video-gan waa faah faahin. Ibrahim Axmed ayaa labada nin oo cabsan soo raaceen, kadibna is aflagaadeey iyaga iyo Axmed kama dambeyntiina ku weeraray Taxisigiisa sida ay ku andacoonayaan labasaasi. Daawo Video-ga Somali Taxi Driver in Court - Nasville Halkaan Riix



Tuesday, May 12, 2009

Dagaalka Muqdisho video-gii ahaa- un-cut version

Video-gii shalay soo baxay ee Aljazeera kiisii original ka ahaa oo aad ka maqlayso sida dhabta ah codkii dadka sidii loo soo duubay ah oo aan edit-lagu sameyn. Halkaan Riix oo dib u Daawo videoga -Dagaalka Muqdisho

Video ah Shirkii Jaraa'id Dhowaan Sh. Shariif ku Qabtay Muqdisho


Madaxweynaha dowlada kmg Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo dhowaan Shir Jaraaid ku qabtay magalada Muqdisho ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay dagaaladii maalmihii ugu danbeeyay ka dhacayay magaalada Muqdisho iyo aragtida dowladiisa ee dagaaladaasi. Daawo Video-gan ah Shirkii Jaraaid

Video ah 11/05/09 Mogadishu Dagaalka

Dalka barakacaya ayaa garan la' jiho ay u cararaan. Video-gan waa mid shalay laga soo duubay Muqdisho mar uu dagaalku socday. Halkaan ka Daawo Video-ga


Monday, May 11, 2009

Sh. Shariif oo Ka Hadlay Dagaalada ka Socda Muqdisho

Madaxweynaha dowlada kmg Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magalada Muqdisho ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay dagaaladii maalmihii ugu danbeeyay ka dhacayay magaalada Muqdisho iyo aragtida dowladiisa ee dagaaladaasi.
Kadib shir jaraa’id oo uu maanta xarunta madaxtooyada xafiiska uu ku leeyahay Madaxweyne Shiikh Shariif ku qabtay ayuu kaga hadlay intiisa badan dagaaladii maalmihii ugu danbeeyay ka dhacayay magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu sheegay in dowladiisa ay ku dedaaleysay in dagaalo danbe aysan ka dhicin dalka Soomaaliya isla markaana la joojiyo dhiiga shacabka ee daadanaya.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu sheegay in ay jiraan sida uu sheegay dad shaqo ka dhigtay in dagaalo habeen iyo maalin ay qaadaan,waxaana uu sheegay in moqifka ugu wanaagsan ee dowladiisa uu yahay sidii loo joojin lahaa dagaalada hada soconaya.

“Een waxaan shacbka Soomaaliyeed u sheegeynaa in dowalada ay ku dedaaleeysay in shacbka Soomaaliyeed laga daayo dhibaatada iyo dagaalada soo laablaabtay,laakiin nasiib daro dad dagaal xirfad ka dhigtay oo aan dowladnimo rabin oo aan ka fikireny maslaxada umadda Soomaaliya ay habeen iyo maalin dagaal la taagan yihiin” ayuu yiri Madaxweyne Shiikh Shariif.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa waxaa uu sheegay in mowqifka dowlada uu yahay sidii lagu difaaci lahaa jiritaanka dowlada iyo weliba sidii loo marri lahaa dhabo kasta oo lagu baajin karo dhiiga shacabka ee daadanaya.

Madaxweyne Shiikh Shariif ayaa waxaa uu dagaalada ka socda magaalada Muqdisho uu ku sheegay in ay yihiin kuwo loogu adeegayo dowalado shisheeye waxaana uu baaq u diray dhalinta ka soo hor jeeda dowaladiisa.

Ugu danbeeyn waxaa uu madaxwenaha shirkiisa jaraa’id ku sheegay in heshiisyo horudhac ah oo ay la galeen dhinacyada ka soo hor jeeda qaar ka mid ah lagala laabtay.

“Waxaad ogtihiin in mudada ay dowlada jirtay ay ku dedaaleysay wada xaajood in ay la gasho dhinacyada ka soo hor jeeda oo ay ka dhaadhiciso barnaamijkeeda siyaasadeed Nasiib daro dadkii nala gaaray heshis horudhac ah dib ayeey uga laabteen” ayuu yiri Shiikh Shariif Shiikh Axmed Madaxweynaha dowlada kmg Soomaaliya.

Hadalka ka soo yeeray Madaxweynaha dowalada kmg Soomaaliya sheikh Shariif Shiikh Axmed ayaa waxaa uu ku soo aadayaa xili Dagaalo galaaftay nolosha dad badan ay maalmihii ugu danbeeyay ka dhacayeen magaalada Muqdisho,waxaana sidoo kale hadalkiisa uu ku soo aadayaa xili goobo badan oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowalada lagala wareegay isla markaana dowlada ay iminka ku kooban tahay meelo cayiman oo magaalada ka mid ah.
Shabelle Media Network


Video ah Dagaalka ka socda Muqdisho

Dagaalka ka socda Muqdisho ayaa Aljazeero ka soo duubtay videogan. Ugu yaraan 50 qof ayaa ku nafwaayey dagaalkaas sida warbixintan ku cad. Daawo Video-Ga


Fadlan Gaar Bogga Hore - Somali News and Blogs - Somchat.com - Somali News Videos

Video ah war bixin ku saabsan HIV-AIDS-ka - Garoowe


War bixin ku saabsan HIV-AIDS -ka iyo wacyi gelimo ka socday gobollada bare ee Soomaaliya. Daraasada iyo baaritaan ka dib ayaa gobollada bare dadka HIV AIDS la sheegay inay gaarayaan in ka badan 200 oo qof. Halkaan Ka Daawo Video-Gan



Sunday, May 10, 2009

Saxafiyiin ku dhaawacamay madfac ku soo dhacay Agagaarka Ifka Xalane oo ay howlo Saxafinimo u joogeen.


Madaafiic lagu garaacay Agaagaarka garoonka Kubad Cagta ee Muqdisho Stadium ayaa waxaa ku dhaawacmay Saxafiyiin xili ay howlo Saxafinimo u joogeen.Kadib shir jaraa’id oo ay maanta ururka Al shabaab ku qabanayeen Maxkamada Ifka Xalane ayaa waxaa inta uu socday Shirkaasi Jaraa’id ku soo dhacayay agaagaarka Maxkamada Madaafiic farabadan taasi oo sababtay in wariyayaal gaaraya 3-wariye ay ku dhawacmaan.

Wariyayasha dhawacyada ay soo gaareen ayaa waxaa ka mid ahaa C/naasir Nuur Geedi oo ah Cameraman ka tirsan TV-ga lagu Magacaabo Horn Cable iyo sidoo kale Wariyeyaal ka tirsan Idaacada iyo TV-ga shabelle oo lagu kala Magacaabo Bashiir Qaliif Gaani iyo Max’ed Cabdi Naxar oo ay soo gaareen dhaawacyo fud fudud.

Sidoo kale waxaa dhawacyo ay ka soo gaareen dad shacab ah oo halkaasi ku sugnaa,waxaana sarkaalka u hadlayay ururka Al shabaab oo lagu magacaabo Shiikh Cali Max’uud Raage (Cali Dheere) oo ah Wakiilka Al shabaab ee gobolada Dhexe uu sheegay in madaafiicda ay ka soo dhacayeen sida uu sheegay goobaha ay ku sugan yihiin Cadawga waxaana daqiiqadiiba halkaasi ku dheceeyay dhowr madfac oo meesha ka dhigtay mid ay is qariyeen siigo iyo Qiic badan.
Shabelle.NET


New York Times' "Article" Promotes War Against Somalia

In what appears to be the drum beating of far off American Invasion in Somalia, the New York Times news paper adds more fuel to the the hidden U.S. Administration's agenda which is to invade Somalia, in the name of fending off Somali Pirates, then fight the Islamic groups based in Mogadishu. Here is an article - by Black Star News that sheds some light in the secrets of American Propaganda.

The premise of the story was that Somali elders and religious leaders have rallied the populace against the pirates, including Asbhir Boyah, who was featured in The Times' article under Jeffrey Gettleman's byline. Read

The New York Times gives new meaning to "All The News That's Fit To Print."

Long ago, knowledgeable readers have already determined that it actually means "All The News We See Fit To Print."

Take for instance the corrupt war-baiting front-page article yesterday under the headline "For Somali Pirates, Worst Enemy May Be Waiting Back on Shore."

Normally good journalists run with the lead; in this case, the reporter, whether by design or by instruction from somewhere, ran away from the lead.

The premise of the story was that Somali elders and religious leaders have rallied the populace against the pirates, including Asbhir Boyah, who was featured in The Times' article under Jeffrey Gettleman's byline.

Gettleman is a useless reporter when it comes to covering Africa. I can't evaluate his reporting elsewhere or on any other beat. But he's not alone. The New York Times has only had a handful of competent and stellar Africa correspondents in recent years, such as Howard French; many years ago, Joseph Lelyveld produced superb journalism from South Africa.

Gettleman is what's known in the profession as a "parachute" journalist. He lands on the scene, and "reports" (or more likely rewrites what has been gathered for him by local stringers) and files his story. The stories are often shaped or coordinated with the editors here in New York; and the editors' slants generally favor the U.S. State Department's; that is, U.S. foreign policy.

Africa would be much safer without reporters like Gettleman roaming the continent.

"Facing intensifying naval pressure on the seas and now a rising backlash on land, Mr. Boyah has been shuttling between elders and religious sheiks fed up with pirates and their vices, promising to quit the buccaneering business if certain demands are made," Gettleman alleges, in his news "report."

Gettleman then goes on to explain how government leaders, religious leaders and even grass-roots anti-pirate militias have teamed up to fight the scourge.

Well and good.

The only problem is that even though Gettleman's dateline is "GAROOWE, Somalia," it's actually very misleading. It's actually intentionally misleading; so therefore the entire article gives a false impact.

He was not referring to the Somalia that has been in the news. The Somalia of Black Hawk Down; the Somalia of Mogadishu, a once beautiful and now ruined city; the Somalia of the Islamists; the Somalia which was until recently occupied by 50,000 Ethiopian troops, at the behest of the U.S., before the occupiers were routed and expelled by guerrilla warfare; so, in fact, Gettleman's story was not about piracy in Somalia at all.

Even though the area from where he "reported" and filed his story is part of contiguous Somalia, it has been self-administered for years and has not been subjected to the chaos that's bedeviled the Somalia of Black Hawk Down for more than 20 years now.

The area is --they consider themselves independent although no country recognizes them-- is actually called Puntland. And even though the writer eventually mentions that --in a "by the way" manner-- he knows full well that most American readers won't be able to distinguish his fantasy Somalia from the real one.

It's almost like a correspondent coming from another part of the world and reporting things in Mexico --since Mexico shares a border with the U.S.-- and filing a story ascribing the conditions in Mexico to the United States.

It's dishonest journalism--by the reporter and his editors.

And why would Gettleman do such a thing?

Because to begin with: the Somalia of Black Haw Down --the real Somalia-- is too dangerous and chaotic for him to go there and file such a story; the conditions in Somalia probably don't match with the premise of the front-page article --that Somalis are mobilizing against "piracy".

The next and more serious question is why would The New York Times want to give the world the impression that Somalis are now rallying in unison against "piracy"

Gettleman has already revealed his cards (or the State Department's cards) when he referred to the "Intensifying naval pressure..."

If Somalis are against the "pirates," and the naval armada is also against the "pirates," then there is a meeting of the mind.

So, therefore, Somalis would conceivably welcome a naval attack----a naval landing on Somalia; or perhaps a landing on the safer "Somalia" from where Gettleman filed his story, in order to prepare assaults against the Somalia of Black Hawk Down.

So, now we see how corporate media colludes with or aligns its interest with official government agenda. The real lead of the story is buried very, very deep in the article: in the 15th paragraph, well after Mr. Boyah has been completely demonized by this alleged journalist --and by extension all "pirates" which could actually include legitimate Somali fishermen or even ordinary civilians; after all, they all "look alike."

Here's what should have been the focus of the story: "Mr. Boyah, 43, was born in Eyl, a pirate den on the coast. He said he dropped out of school in third grade, became a fisherman and took up hijacking after illegal fishing trawlers destroyed his livelihood in the mid-1990s." (Here also, the reference to Eyl as a "pirate den" is malicious mischief; there was no "piracy" in Somalia when Boyah was born 43 years ago; the writer could have easily said "….which has become a pirate den…" These are fighting words).

There are a number of serious problems:
The manner in which the issue of the illegal fishing is introduced, attributing it to Boyah, who has already been demonized as a reckless pirate with no disregard for anyone else, diminishes the seriousness of this calamity.

It is in fact what has converted many Somali fishermen into criminals on the Sea. A Google search by any serious reader will reveal numerous articles in more serious newspapers such as the U.K.'s Guardian, revealing that European pirate ships have been stealing as much as $300 million worth of fish and shrimps from Somalia's waters.

There are also reports --some of which have been confirmed by the United Nations-- of European gangsters being contracted by factories in Europe to come and dump toxic waste on Somalia's shores.

The United Nations Special Representative for Somalia has investigated and documented the criminal acts against Somalia; he is based in Nairobi, where Gettleman is also based.

I found this out by calling the U.N. Why won’t Gettleman interview the UN official for a real story, instead of the salacious nonsense from his fantasy Somalia?

These acts of criminality have spurred a criminal enterprise in Somalia. Boyah and others like him are the direct outcome of a collapsed state that cannot protect its borders; and then outmanned local fishermen, who now have no means of livelihood except the new criminal enterprise.

Somalis have been fishers for centuries. Why is it that "piracy" only started about 15 years ago, at the same time that the European piracy of Somalia's fish also started and the dumping of toxic waste on Somalia’s coast by European shippers?

Why is The New York Times not demanding that the naval vessels now occupying Somalia's waters -- and providing protection to the European fish pirates-- not protect Somalia's sovereignty and go after the illegal fishers from Europe and Asia and toxic waste dumpers?

Why does the reporter only make a glancing reference to "foreign trawlers" which might give the impression they could be from Kenya, when in fact, according to Somali journalists, they are from countries such as: Italy, the U.K., Taiwan

Once again, instead of standing up for the victims --Somalia-- the powerful newspaper sides with the Mafia stealing Somalia's fish, dumping toxic waste, impoverishing Somalis, driving young men into criminality, then promoting an invasion by a naval armada.

The Somalis know how to defend themselves on land. Any invader will learn the lesson that U.S.-backed Ethiopia learned, and which the U.S. also learned in the 1990s.

Thank the creator for giving the world the Internet so that serious media outlets --that care about the truth-- can expose misleading articles in "big" newspapers such as The Times.

Please e-mail and re-post this story extensively to help repel the malicious journalism against Somalia.

"Speaking Truth To Empower."

Please post your comments online or submit them for publication to milton@blackstarnews.com


Dagaal Dhexmaray Koox Xisbul-Islaam iyo Koox Dowladda ah oo ka dhacay Saldhiga Booliska Yaaqshiid


Dagaal Xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay nawaaxiga Saldhigga Booliska Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.
Dagaalkan ayaa wuxuu u dhaxeeyay Ciidamo fariisin ku leh Saldhigga Booliska Yaaqshiid oo ka tirsan Xisbul Islaam oo uu hogaamiyo Nin lagu magacaabo Axmed Laashin iyo Ciidamo kale oo fariisin ku leh meel aan u dheereyn Saldhigga Booliska Yaaqshiid oo uu hogaamiyo Nin Isna lagu magacaabo Cabdiullaahi Macalin Mukhtaar oo ka mid ahaa Qurbo joogtii ka laabatay Dalka Norway, kuwaasi oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Dagaalkan oo ay xiisaddiisa weli kacsan tahay ahna mid horayba u dhex maray Labada Beelood ee ay ka kala dhasheen Labadaasi Nin ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku dhaawacmay shan ruux oo isugu jira dhinacyadii dagaallamay iyo dad rayid kale ah oo iyagu ka dhaw xaafadahaasi .

Axmed Shiikh Muxyaddiin (Axmed Laashin) oo isagu lagu tilmaamo inuu Maal geliyo Xaaji Abuukar Cumar Caddaan kana soo jeeda Beesha Warsangeli Abgaal ayaa sheegay in iyagoo saldhiggooda ku sugan ay weerar ku soo qaadeen ciidamo uu hoggaaminayay Cabdullaahi Macalin Mukhtaar oo iyagu u diiwaan gashan Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya

Ciidamada Axmed Laashim ayaa iyagu waxa ay si weyn u taageeraan Xasan Daahir Aways iyagoo halkaasi u jooga Xizbul Islaam sida uu hirayba u sheegtay Axmed Laashim.

Dhanka kale Cabdullaahi Macalin Mukhtaar oo isaguna ka soo jeedo Beesha Agoonyar ee Harti Abgaal ayaan wax war ah dhinaciisa ka soo bixin iyadoo la sheegayo labada Ninba aysan wax diinta xageeda ah aqoon u laheyn balse ku shaqeynayaan Fekrado dad kale oo siyaasad guracan wata.