What you may have missed

Sunday, May 31, 2009

Dhalinyartii Qafaalka laga soo fakiyey oo La wareystay.

Waxaa soo shaac baxaya in ururka Alshabaab ay ka soo afduubaan dhalinyarada tuulooyinka ay heystaan si ay ugula dagaalamaan dowladda. Mar la wareystay caruurtii shalay lasoo fakiyey ayuu mid kood yiri, "Waxay i dheheen soo bax, taba bar baa la'aadaaha!" Midkale waxuu yiri, "Anagoo banooni dheeleeyno ayaa nalasoo qabtay, xabsiga laba geri nala geeyey." Dhageyso wareysigooda, iyo General Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo faahfahin arintaas ka bixiyey. Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir C/fataax Ibraahin Shaaweye ayaa isna faahfaahin ka bixiyey.



New! Videos.Somchat.com

Our Soon to be Videos Home! Check out and Tell us what you think! Opens in New Window

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.