What you may have missed

Sunday, March 6, 2011

Sawirro Farxiyo Fiska iyo Damac Jeceyl Mise Dhag Dhag Heesoheeda Waa Xul 2011

Farxiyo Fiska waa fanaanad aad u cod macaan oo dhamaan dadka fanka xiiseeya ay amaanaan. Gabaddhan ayaa ah mid had iyo jeer soo saarta heeso raaxo leh oo ay dhageystayaasha ku soo xasuusiso codkeeda dhawaqa macaan hadana soojiidasho leh. Sanadkan 2011 bilaawgiisa ayaa Farxiyo Fiska qaaday hees la yiraah "Damac Jaceyl" hadana dadka qaar ula baxeen Dhag-Dhag. Balhadaba halkaan ka daawo videoga Dhag Dhag Damac Jaceyl ee 2011 Farxiyo Fiska noo qaadeyso.

--

Video-ga Damac Jacey gaar oo Riix ( Hees Cusub by Farxiyo Fiska Dhag Dhag 2011 - Sanadka Cusub )