What you may have missed

Monday, May 18, 2009

AUDO: Abu Mansur 'Wax Khilaaf ah uma dhexeeyo Alshabaab iyo Xisbul Islaam'


Afhayeenka ururka alshabab, Abuu Mansuur, ayaa sheegay in aysan jirin wax khilaaf ah oo u dhaxeeya Madaxda Xizbul islaam iyo Alshabab shalay mar uu qadka taleefoonka ku bixiyey shir jaraa'id. Halkaan Ka Dhegeyso

Video Cusub:


Halkaan Ka Daawo Video ah Qasaarihii Dagaalka iyo Faahfaahinta Isbitaallada Buuxdhaafay


1 comment:

  1. Video ga iyo codka Abu Mansur isma laha ee wareysi taleefoon waaye codka aad maqleyso.

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.