What you may have missed

Tuesday, May 19, 2009

Nabaddu Macaanaa! Waa Muqdishoo dhisan 1984 tii

Walaal goormaa kuugu dambeeysay aragtida Magaallada Muqdisho oo dhisan wadana taagan yihiin dhismayaasha sida building-mada labada dabaq, seddaxda dabaq, ama lix dabaq? Sidoo kale, dadkoo wada labissan si xarago lehna u dhex maraya magaallada ayagoo xabad wiifeysa ka gambaneyn ma xasuusataa? Koleey kuweena da'da yar maba arag waayihii nabaddu jirtay intuusan Siyaad Barre dad layn bilaabin, laakiinsi maanta waxaan kuu hayaa video yar oo kuu celina 1984 magaallada Muqdisho oo aad calool xumo kugu ridaya marka aad xasuusato haddii aad xiligaas magaaladaas joogtay. Caku ciil badanaa! Halkaan ka fiirso Video-gan - Muqdisho - Mogadishu 1984
Fadlan Gaar Bogga Hore oo Daawo Video-Yada Cusub - Somali News Videos- Somali Blogs and News - Somchat.com


No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.