What you may have missed

Showing posts with label Somali TFG. Show all posts
Showing posts with label Somali TFG. Show all posts

Sunday, May 31, 2009

Dhalinyaro Dagaal Loosoo Qafaalay oo Dowladdu Soo Fakisay

Dowlada KMG Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Dhalinyaro ay sheegeen in ay u afduubnaayeen Alshabaab si ay u dagaal geliyaan. Shabelle Media Network. Sii Aqri - Daawo Sawiradda
Shabelle: MUQDISHO
Dowlada KMG Soomaaliya ayaa Maanta  soo bandhigtay Dhalinyaro ay sheegeen in ay u afduubnaayeen Xarakatul shabaab Mujaahidiin .
 
Sida uu saxaafada u sheegay maanta taliyaha ciidamada booliiska dowlada kmg General Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid illaa 11-dhalinyaro ah oo uu sheegay in laga soo afduubay gobolka Sh/hoose gaar ahaan degmada Buulo Mareer iyo deegaanka Golweyn ayaa ciidamada dowalada waxaa ay ku qabteen Ex Contarol Afgooye.

General Cabdi Qeybdiid ayaa ku eedeeyay in dhalinyaradani ay soo afduubeen ciidamada Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin xili guryahooda ay joogeen sida uu sheegay.

Max’ed Cusmaan oo ka mid ah dhalinyarada maanta dowladu soo bandhigtay ayaa isna sheegay in laga soo qabtay degmada Buulo Mareer 4-maalin ka hor isla markaana maanta ciidamada dowaladu ay qabteen xili ay soo galayeen magaalada Muqdisho.

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir C/fataax Ibraahin Shaaweye ayaa isna sheegay in sida uu tilmaamay ninkii hor kacayay dhaliyaradani ay ku dileen ciidamada Ex Contarol Afgooye sida uu hadalka u dhigay.

Ma jirto illaa iyo hada cid madax banaan oo xaqiijisay waxa ka jira dhalinyaradani ay dowlada soo bandhigatay iyadoo aysan weli ka hadlin Masuuliyiinta Xarakatul shabaab Mujaahidiin .

Wednesday, May 27, 2009

Video ah - Sh. Shariif oo Sheegay in la is caliyo Ajaanibta Soomaaliya inay dad laaayaan u soo aaday.

Madaxweyne Shariif oo ku baaqay in Somaliya laga difaaco Ajaanib uu sheegay in ay kusoo duuleen. Halkaan Ka Daawo Video-ga - shir Jaraai'd Sh. Shariif Qabtay

iiDhis Web Design

Gaar iiDhis.com deg degna u dhiso webkaaga
Kooxda iiDhis Web Design ayaa kaa codsatay inaad soo fiiriso ayagoo diyaar kuula ah Website-yo caalami ah oo si deg deg ah laguugu diyaarinayo.

Fadlan ku Laabo bogga hore ee Somchat.com

- Halkaan Riix - Somali News Videos - Somali News and Blogs - Somchat.com

Monday, May 25, 2009

Dagaalkii Jimcihii 23/05/09/ Maqal iyo Muuqaal - Wareysiyaal lala yeeshay dhalinyarada bakaaraha

Ayadoo xabadaha aad ka dhex maqli karto magaallada Muqdisho qaybaha dagaalka markaas ka soconayay ayaa wiil dhalin yaro ah video Camera ku soo wareystay sida dadka markaas dagaalka ag joogay. Waa Suuqa Bakaaraha markii la isku dhex ceyrsanayay. Halkaan Ka Daawo Video-gan

Saturday, May 23, 2009

Faahfaahin Dagaalkii Jimcihii 22/05/09 iyo Wareysi Sh. Xassan Mahdi afhayeenka Xisbul Islam ka soo Horjeeda Dowladda

Jimcihii lasoo dhaafay ee aheyd 22/0509 ayaa ciidamadda dowladda weerar ku qaadeen fariisimiha AlShabaab iyo Xisbul-Islaam garabka mucaaradka ku ah Dowladda. Video-gan waa faahfaahin, iyo wareysi lala yeeshay Sh. Xassan Mahdi oo ah Afhayeenka Xisbul Islaamka garab dagaalamaya Al-Shabaabka. Halkaan Ka Daawo - Dagaalka Muqdisho - Jimcihii 22/05/09 - Sh. Xassan Mahdi - Afhayeenka Xisbul Islaamka

Friday, May 15, 2009

Video-ah Dagaallada Muqdisho - 15/05/09 Universal TV - Faahfaahin dheer

Universal TV: Warar ka hadlaya magacaabidda Taliyaha Militeriga Dowladda, iyo xaaladda qaxootiga ka cararay Muqdisho oo gaaray Ceelasha Biyaha ayna heyso hoy la'aan iyo biyo la'aan.
Xiryaha oo Buux dhaafay ayaa keenay in barakacyasha reer Muqdisho inay hoos seex daan geedaha ayagoo si cariiri ah isku dul saar saaran. "Waxaan codsanayaa hadii Muslim jiro oo wax wax u kaalmeeya ay i kaal meeyaa maadaama 7 ciyaal ah iyo hooyadey aan wataa", ayay tiri Caasho Aaden oo ah hooyo gar gaar weydiisatay mar ay Universal TV la hadashay. Halkaan Ka Daawo Video-gan Cusub. 15 Minutes.

Video-yada Cusub ka Daawo

Somali News and Blogs - Somali Videos - Somali News - Somali News Videos - Somchat.com - Riix Halkaan oo Bogga Hore Gaar

Riix Post Comment oo Codkaaga Dhiibo

Fadlan ha hilmaamin inaad fikradaada ka dhiibato halkaan adigoo riixaya Post Comment linkiga ah ee Hoos ku yaala.

Video ah Universal TV - Ansaxintii Sh. Shariif aa Shareecada Islaamka - Full Version

Universal TV - Ansixintii - Full VersionVideo-ga Insixintii Sh. Shareef ee Shareecada Islaamka Universal TV - Kani waa full version. Halkaan ka Daawo - Ansixintii Shaareecada ee Sh. Shariif

Labadaan meel mid sii Aqri.
1. Buying Domain Name in Simplest Terms - by Somchat web master
2. Somali News and Blogs - Somchat.com Front Page- Somali News Videos - Daawo video-yada cusub

Thursday, May 14, 2009

Video ah faahfaahin Ansixintii Sh.Shariif ee Shareecada: Aljazeera

Al-jazeera oo faahfaahin ka bixisay ansixintii Madaxweynaha Dowladda Midnimidda Soomaaliya ee ku dhaqanka Shareecada Islaamka oo dhowaan ku ansixiyey Magaalada Muqdisho. Halkaan ka Daawo Video-ga - Ansixintii Sh. Shariif ee Shareecada Islaamka

Fadlan Gaar bogga hore - Somali News and Blogs - Somali News Videos - Latest Somali News

Qoraaga Boggan oo qoray maqaal teknoologiga ah. Waa mid ku fahansiin kara gadashada magaca (domain name, or url, or web address whatever you may know it as) websiteyada. Hoos riix oo booqo boggaas kana faa'iideyso maqaalkaas.
Buying Domain Name explained in Simplest of Terms

Wednesday, May 13, 2009

Sh. Shariif oo Ansixiyey Ku Dhaqanka Shareecada Islaamka: Shabelle.NET

Madaxwenaha dowlada kmg Soomaaliya sheikh Shariif ayaa maanta Ansxiyay ku dhaqanka Shareecada islaamka kadib Markii uu Gudoomiyaha baarlamaanka u soo gudbayay Mooshinkaasi. Sii Aqri - Sh. Shariif oo Ansixiyey Shareecada
Madaxweynaha oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada kadib markii gudoomiyaha baarlamaanku uu u soo gudbiyay qodobkii ku dhaqanka shareecada islaamka ee barlamaanku ansixyay ayaa soo saaray go’aan ka kooban 4-qodob oo la xiriira dhaqan galinta Sharcigaasi.

Qodobada madaxweynuhu soo saaray oo uu saxaafada u aqriyay madaxa Xafiiska madaxweynaha C/kariin Xuseen ayaa waxaa ka mid ah, in dib u habeeyn lagu sameeyo Sharuucda ama qawaaniinta dalka lagana saaro wixii ka hor imaanya shareecada islaamka.

Madaxweyne sheikh Shariif oo xiliga uu hadlayay ay dhincyadiisa fadhiyeen gudoomiyaha baarlamaanka iyo ra’iisul wasaaraha ayaa saxiixay go’aankii baarlamaanka iyo xukuumadda ay ku ansixyeen in dalka lagu dhaqo shareecada islaamka,waxaana uu sheegay in uu noqon doono mid sharci ah oo dalka ka hir gala.

Ugu danbeeyntii Madaxweynaha dowlada kmg ee Soomaaliya sheikh Shariif Shiikh Axmed oo ka hadlayay dagaalada xiligani socda ayaa sheegay in aysan diin ku saleysneeyn waxaana uu wax laga xumaado ku tilmaamay in dad magac diimeed sheeganaya sida uu sheegay ay dagaalo ku baaqaan xiligani.

“Marka hore waxaa aad uga xumahay in dad sheeganaya Culumo in dagaal uu xalkooda noqdo,wixii heshiiska lagu wada ahaa ee laga shaqeynayay waxaa uu ahaa in dalkani nabadiisa la soo celiyo ,dadka Soomaaliyeedna fursad loo siiyo nidaamka ay rabaan in ay doortaan,waxaana muuqata in aan loo hogaansameyn amarada islaamka ee ah in dhiiga qofka muslimka ah laga fogaado qilaafka wixii qilaaf ah ee yimaadana loogu laabto kutaabka Illaah iyo Sunada Nabiga Muxamed SCW” ayuu yiri madaxweynaha dowlada kmg Soomaaliya sheikh Shariif Shiikh Axmed

Horay ayaa golaha Baarlamaanka iyo xukuumaduba waxaa ay siyaabo kala duwan ugu ansixiyeen in dalka lagu xukumo Diinta islaamka taasoo garabyo ka mid ah xoogaga mucaaradka ay sheegeen in aysan waxba ka hir gali doonin.

Shabelle News
Ku Laabo Bogga Hore -Somali News Blogs - Somali Blogs - Somali News Videos - Somchat.com

Tuesday, May 12, 2009

Video ah Shirkii Jaraa'id Dhowaan Sh. Shariif ku Qabtay Muqdisho

Madaxweynaha dowlada kmg Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo dhowaan Shir Jaraaid ku qabtay magalada Muqdisho ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay dagaaladii maalmihii ugu danbeeyay ka dhacayay magaalada Muqdisho iyo aragtida dowladiisa ee dagaaladaasi. Daawo Video-gan ah Shirkii Jaraaid

Monday, May 11, 2009

Sh. Shariif oo Ka Hadlay Dagaalada ka Socda Muqdisho

Madaxweynaha dowlada kmg Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magalada Muqdisho ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay dagaaladii maalmihii ugu danbeeyay ka dhacayay magaalada Muqdisho iyo aragtida dowladiisa ee dagaaladaasi.
Kadib shir jaraa’id oo uu maanta xarunta madaxtooyada xafiiska uu ku leeyahay Madaxweyne Shiikh Shariif ku qabtay ayuu kaga hadlay intiisa badan dagaaladii maalmihii ugu danbeeyay ka dhacayay magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu sheegay in dowladiisa ay ku dedaaleysay in dagaalo danbe aysan ka dhicin dalka Soomaaliya isla markaana la joojiyo dhiiga shacabka ee daadanaya.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu sheegay in ay jiraan sida uu sheegay dad shaqo ka dhigtay in dagaalo habeen iyo maalin ay qaadaan,waxaana uu sheegay in moqifka ugu wanaagsan ee dowladiisa uu yahay sidii loo joojin lahaa dagaalada hada soconaya.

“Een waxaan shacbka Soomaaliyeed u sheegeynaa in dowalada ay ku dedaaleeysay in shacbka Soomaaliyeed laga daayo dhibaatada iyo dagaalada soo laablaabtay,laakiin nasiib daro dad dagaal xirfad ka dhigtay oo aan dowladnimo rabin oo aan ka fikireny maslaxada umadda Soomaaliya ay habeen iyo maalin dagaal la taagan yihiin” ayuu yiri Madaxweyne Shiikh Shariif.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa waxaa uu sheegay in mowqifka dowlada uu yahay sidii lagu difaaci lahaa jiritaanka dowlada iyo weliba sidii loo marri lahaa dhabo kasta oo lagu baajin karo dhiiga shacabka ee daadanaya.

Madaxweyne Shiikh Shariif ayaa waxaa uu dagaalada ka socda magaalada Muqdisho uu ku sheegay in ay yihiin kuwo loogu adeegayo dowalado shisheeye waxaana uu baaq u diray dhalinta ka soo hor jeeda dowaladiisa.

Ugu danbeeyn waxaa uu madaxwenaha shirkiisa jaraa’id ku sheegay in heshiisyo horudhac ah oo ay la galeen dhinacyada ka soo hor jeeda qaar ka mid ah lagala laabtay.

“Waxaad ogtihiin in mudada ay dowlada jirtay ay ku dedaaleysay wada xaajood in ay la gasho dhinacyada ka soo hor jeeda oo ay ka dhaadhiciso barnaamijkeeda siyaasadeed Nasiib daro dadkii nala gaaray heshis horudhac ah dib ayeey uga laabteen” ayuu yiri Shiikh Shariif Shiikh Axmed Madaxweynaha dowlada kmg Soomaaliya.

Hadalka ka soo yeeray Madaxweynaha dowalada kmg Soomaaliya sheikh Shariif Shiikh Axmed ayaa waxaa uu ku soo aadayaa xili Dagaalo galaaftay nolosha dad badan ay maalmihii ugu danbeeyay ka dhacayeen magaalada Muqdisho,waxaana sidoo kale hadalkiisa uu ku soo aadayaa xili goobo badan oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowalada lagala wareegay isla markaana dowlada ay iminka ku kooban tahay meelo cayiman oo magaalada ka mid ah.
Shabelle Media Network

Monday, May 4, 2009

Video ah Socdaalkii Madaxweynaha ee Cairo, Egypt.

Socdaalkii Madaxweynaha Soomaliya ee magaalada Cairo, dalka Masar ayaa mar laga wareystay kooxaha mucaaradka ku ah dowladda midnimo ee Soomaaliya ayuu yiri "waxaan rajeynaa mucaarudku inoo noqdo mid wax dhisa uusan noqon mid wax bursha hadda waxii ka dambeeya." Halkaan ka daawo Socdaalii Madaxweynaha ee Cairo.

Wednesday, April 29, 2009

Wareysi TFT la yeelatay Sheekh Shariif

Wakaalada wararka ee laga leeyahay wadanka Mareykanka lana yiraah The Financial Times ayaa dhowaan wareysi xasaasi ah la yeelatay Madaxweyne Sheikh Sharif Sheikh Axmed iyadoo waydiisay suaalo xiiso leh. . Wareysiga oo dhan halkaan ka aqriso

Transcript of FT interview with Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, president of Somalia
Published: April 28 2009 01:37 | Last updated: April 28 2009 01:37
There have been 15 attempts to create a functioning government in Somalia since the overthrow of dictator Siad Barre in 1991. None of them have come close to working. Overrun by warlords and Islamist insurgents, the country is in the grips of another potential famine.

Proliferating acts of piracy on one of the world’s busiest trading routes off the Somali coast have forced up shipping insurance costs and are affecting global commodity markets. But they are also focusing international attention on the need for stability on land as well as sea.

Before Ethiopia invaded in 2006 Sheikh Ahmed was the leader of the Islamic Courts Union, an alliance of Islamic militias that during a six month period came closer than any other body to re-establishing order. In January he returned to Somalia from exile, and was elected by a UN-backed transitional parliament to lead the country out of chaos.

Last week at an international donors conference in Brussels, he won $213m of backing for African peacekeepers and for his plans to build a national security force, raising hopes that finally a concerted effort to put Somalia back together again is under way.

William Wallis, Financial Times Africa editor, interviewed Sheikh Ahmed at his hotel in Brussels after the conference.

Financial Times: What is the significance of today’s events for Somalia?

Sheikh Sharif Sheikh Ahmed: What happened today is very important for two reasons. Firstly, there has always been this issue of the international community not being forthcoming enough and not being forthcoming at the right time. Secondly there has been a lack of leadership on the Somali side to seize the opportunity and establish a partnership with the international community. Today we believe these two things have come together.

FT: How do you plan to go about using the goodwill that has been generated at an international level, and the cash that is now coming with it?

SSSA: The funds and the political support need to be translated into actions on the ground first and foremost with regards to security. Security has to be established. Then it is important to translate this security and political will into actions that affect the needs of the public and to help reconstruction, education, and all the elements that give normality to life. The public must feel the change and see the change.

FT: But how will you be able to expand the writ of your government from what appears to be the very small part of Somalia you control?

SSSA: There are already many provinces … where government support and structures are present. Where our administration and reach exists, the delivery of services and justice should be strengthened and reinforced. Where it does not exist yet, these areas we must stretch our reach to.

FT: Will this necessarily involve force?

SSSA: Preparations in terms of the readiness of the public for peace are gathering pace by the day, and are already substantially established. In parallel, if we are also able to get the security forces on the ground and operational and these two forces are able to come together we believe it will be almost a natural process for the rule of law and the administration to reach those parts where they don’t already exist.

FT: How formidable do you consider the forces your government are up against?

SSSA: We believe that in essence there is no logic and no sustainable basis for armed forces opposing the government. The only options open for these opposing forces will be to either come into the reconciliation process either as the government or as opposition. Or, to return to civilian life, into their homes and into normal livelihoods.

FT: They seem pretty determined from the outside and at least a minority of them have backing from another pretty determined bunch [of people] headquartered out of the tribal areas of Pakistan [al-Qaeda].

SSSA: Once the government is strong enough and is fully on the ground there will come a time when those who act illegally either have to leave or will have to give themselves up. That moment will come.

FT: How far are you prepared to accommodate these forces in order to absorb them into the reconciliation process?

SSSA: We are prepared in a major way to accommodate and negotiate but the essential factor is there must be dialogue; there must be negotiation for that to happen.

FT: Are you already talking for example to [radical Islamic cleric] Hassan Dawir Aweys, or some of the leaders of the al Shabab militia?

SSSA: Not directly but many well-intentioned and well meaning Somalis are busy and engaged explaining to them the need for dialogue and peace. From our side they know and we have stated that we are ready for dialogue and negotiation.

FT: What do you make of the arrival in Mogadishu today [after more than two years in exile] of Mr Aweys?

SSSA: I think his return today will remind him that he left at a time when there was conflict and war and show him that today we are rebuilding peace. We believe he will choose to take part and support the peace process and re-establishment of security in the country.

FT: Do you consider him someone who is important in that process?

SSSA: There is no one who is not needed for this process of reconciliation and peace. Everyone is needed.

FT: How signficant is the recent passage in parliament of Sharia law in re-establishing state authority?

SSSA: It is very important for several reasons. One Sharia is a normal part of Muslim life and Muslim culture and tradition. Secondly there were people for whom this was a major factor, necessity, and in passing the bill and putting it through cabinet and parliament this enables us to show goodwill and to take that element out of the conflict and ensure it does not become an obstacle. It is part of the reconciliation process but also bringing people on board for the reconstruction of the state. Both psychologically and practically it is very important.

FT: How quickly can you bring back the court system? Is it something you can do very quickly given your experience at the head of the Islamic Courts Union in 2006?

SSSA: The government is actually very busy with that issue. It will need to absorb and take on experienced and knowledgeable people in that field.

FT: In 2006 the administration you were involved in was very effective in fighting piracy. Is that something you can reproduce now and what was the secret before?

SSSA: This is part and parcel of the security infrastructure and policies that we have. We believe that this will also be effective in tackling that issue successfully.

FT: Some of the countries [US, Ethiopia] that seemed very happy to see the back of you in 2006 when the Ethiopia invaded Somalia are now applauding you. Are these countries you can trust?

SSSA: Without a shadow of doubt we have to look forward and not back.

Copyright The Financial Times Limited 2009

Tuesday, April 28, 2009

Somali TFG to Soon Deal Decisively with al-Shabab

Somali cabinet minister Abdirashid Irro Mohammed told VOA that the President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed's new government is getting its act together to soon deal decisively with al-Shabab and other hard-line insurgent groups in the country.

Somali Government Condemns Insurgent Moves to Annex Parts of Kenya
By Peter Clottey
Washington, D.C
28 April 2009
The new Somali government has sharply condemned threats of fresh attacks on neighboring Kenya by hard-line Islamic insurgent group al-Shabab. The group, which has refused to recognize President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed's government threatened Monday to annex parts of northern Kenya and implement Islamic Sharia law. Nairobi on the other hand has begun strong measures to counter such an attack by deploying extra troops to man the Kenya-Somali border and maintain the disarmament of residents in the province.

Somali cabinet minister Abdirashid Irro Mohammed told VOA that Mogadishu stands in unison with its neighbor to thwart the insurgent group's violent activities aimed at destabilizing the region.

"Really, we are very sorry and we condemn such actions. Kenya is our neighbor state and our brotherly country, and they have their own constitution. So there is no reason that al-Shabab should attack them and endorse the Sharia law. So here, that is a very bad action and we condemn it, and we do not accept those kinds of threats, Mohammed said. "So I can say they (al-Shabab) are the enemies for all the region." Read the Full Story on VOA.com

Wareysi The Financial Times la yeelatay Sheekh Shariif.

Wakaalada wararka ee laga leeyahay wadanka Mareykanka lana yiraah The Financial Times ayaa dhowaan wareysi xasaasi ah la yeelatay Madaxweyne Sheikh Sharif Sheikh Axmed iyadoo waydiisay suaalo xiiso leh. . Wareysiga oo dhan halkaan ka aqriso

Waa kanaa Wareysigii oo dhan.

Transcript of FT interview with Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, president of Somalia
Published: April 28 2009 01:37 | Last updated: April 28 2009 01:37
There have been 15 attempts to create a functioning government in Somalia since the overthrow of dictator Siad Barre in 1991. None of them have come close to working. Overrun by warlords and Islamist insurgents, the country is in the grips of another potential famine.

Proliferating acts of piracy on one of the world’s busiest trading routes off the Somali coast have forced up shipping insurance costs and are affecting global commodity markets. But they are also focusing international attention on the need for stability on land as well as sea.

Before Ethiopia invaded in 2006 Sheikh Ahmed was the leader of the Islamic Courts Union, an alliance of Islamic militias that during a six month period came closer than any other body to re-establishing order. In January he returned to Somalia from exile, and was elected by a UN-backed transitional parliament to lead the country out of chaos.

Last week at an international donors conference in Brussels, he won $213m of backing for African peacekeepers and for his plans to build a national security force, raising hopes that finally a concerted effort to put Somalia back together again is under way.

William Wallis, Financial Times Africa editor, interviewed Sheikh Ahmed at his hotel in Brussels after the conference.

Financial Times: What is the significance of today’s events for Somalia?

Sheikh Sharif Sheikh Ahmed: What happened today is very important for two reasons. Firstly, there has always been this issue of the international community not being forthcoming enough and not being forthcoming at the right time. Secondly there has been a lack of leadership on the Somali side to seize the opportunity and establish a partnership with the international community. Today we believe these two things have come together.

FT: How do you plan to go about using the goodwill that has been generated at an international level, and the cash that is now coming with it?

SSSA: The funds and the political support need to be translated into actions on the ground first and foremost with regards to security. Security has to be established. Then it is important to translate this security and political will into actions that affect the needs of the public and to help reconstruction, education, and all the elements that give normality to life. The public must feel the change and see the change.

FT: But how will you be able to expand the writ of your government from what appears to be the very small part of Somalia you control?

SSSA: There are already many provinces … where government support and structures are present. Where our administration and reach exists, the delivery of services and justice should be strengthened and reinforced. Where it does not exist yet, these areas we must stretch our reach to.

FT: Will this necessarily involve force?

SSSA: Preparations in terms of the readiness of the public for peace are gathering pace by the day, and are already substantially established. In parallel, if we are also able to get the security forces on the ground and operational and these two forces are able to come together we believe it will be almost a natural process for the rule of law and the administration to reach those parts where they don’t already exist.

FT: How formidable do you consider the forces your government are up against?

SSSA: We believe that in essence there is no logic and no sustainable basis for armed forces opposing the government. The only options open for these opposing forces will be to either come into the reconciliation process either as the government or as opposition. Or, to return to civilian life, into their homes and into normal livelihoods.

FT: They seem pretty determined from the outside and at least a minority of them have backing from another pretty determined bunch [of people] headquartered out of the tribal areas of Pakistan [al-Qaeda].

SSSA: Once the government is strong enough and is fully on the ground there will come a time when those who act illegally either have to leave or will have to give themselves up. That moment will come.

FT: How far are you prepared to accommodate these forces in order to absorb them into the reconciliation process?

SSSA: We are prepared in a major way to accommodate and negotiate but the essential factor is there must be dialogue; there must be negotiation for that to happen.

FT: Are you already talking for example to [radical Islamic cleric] Hassan Dawir Aweys, or some of the leaders of the al Shabab militia?

SSSA: Not directly but many well-intentioned and well meaning Somalis are busy and engaged explaining to them the need for dialogue and peace. From our side they know and we have stated that we are ready for dialogue and negotiation.

FT: What do you make of the arrival in Mogadishu today [after more than two years in exile] of Mr Aweys?

SSSA: I think his return today will remind him that he left at a time when there was conflict and war and show him that today we are rebuilding peace. We believe he will choose to take part and support the peace process and re-establishment of security in the country.

FT: Do you consider him someone who is important in that process?

SSSA: There is no one who is not needed for this process of reconciliation and peace. Everyone is needed.

FT: How signficant is the recent passage in parliament of Sharia law in re-establishing state authority?

SSSA: It is very important for several reasons. One Sharia is a normal part of Muslim life and Muslim culture and tradition. Secondly there were people for whom this was a major factor, necessity, and in passing the bill and putting it through cabinet and parliament this enables us to show goodwill and to take that element out of the conflict and ensure it does not become an obstacle. It is part of the reconciliation process but also bringing people on board for the reconstruction of the state. Both psychologically and practically it is very important.

FT: How quickly can you bring back the court system? Is it something you can do very quickly given your experience at the head of the Islamic Courts Union in 2006?

SSSA: The government is actually very busy with that issue. It will need to absorb and take on experienced and knowledgeable people in that field.

FT: In 2006 the administration you were involved in was very effective in fighting piracy. Is that something you can reproduce now and what was the secret before?

SSSA: This is part and parcel of the security infrastructure and policies that we have. We believe that this will also be effective in tackling that issue successfully.

FT: Some of the countries [US, Ethiopia] that seemed very happy to see the back of you in 2006 when the Ethiopia invaded Somalia are now applauding you. Are these countries you can trust?

SSSA: Without a shadow of doubt we have to look forward and not back.

Copyright The Financial Times Limited 2009

Monday, April 27, 2009

Video ah Hoobiyo yaashii Shalay lagu garaacay Xarunta Gaadiidka - faahfaahin

Faahfaahin dheerada ah Weerar loo adeegsaday hoobiyaal oo sababay dhimashada dad badan oo rayida Sawiro naxdin leh Madaafiicda ayaa ku kala dhacday agagaarka xarunta Gaadiidka iyo xaafadaha u dhaw. Halkaan Ka Daawo Video-ga

Somali News and Blogs - Somchat.com Front Page Bogga Hore Gaar oo ka daawo Video-yada cusub

Friday, April 24, 2009

Video ah Shirkii Ballan qaadkii $250 Millionka

Deeqbixiyaasha Caalamiga ah ayaa balan qaaday in ka badan 250-nilyan oo doolar si loogu caawiyo Soomaaliya in ay xoojiso ciidamadeeda amniga la iskuna dayo in laga hortago weerarada kooxaha burcad badeeda Soomaaliya

Monday, April 20, 2009

Mudaaharaad lagu Taageerayey Dowladda Islaamiga Somalia oo Muqdisho ka dhacay

Halkaan Riix Dib Ugu Noqo Front PageMudaaharaad lagu Taageerayey Dowladda Islaamiga Somalia oo Muqdisho ka dhacay
Kumanaan qof oo la dhacsanaa Go'aankii dhowaan kasoo baxay Baarlamanka Dowladda Federaalka Somalia. Halkaan Ka Daawo Videoga Riix

Browse More Videos - Front Page

Saturday, December 27, 2008

2009 the Year of Doom for Somali TFG

The Somali Transitional Federal Government will see great unfortunate sudden hardship killing any hope of its survival in the coming year where it may seize to exist within a few months into year 2009. As a result of Ethiopia's departure, change in the U.S. outlook of East Africa's geopolitical war, change in TFG leadership as Abdullahi Yusuf goes back to Puntland, - a semi-autonomous state known to interfere any Somali political progress, and the popularity of the strengthening Islamic resistance, the TFG is doomed with eventual downfall.

Although it is unlikely, the Somali TFG President Abdullahi Yusuf Ahmed is expected to give his resignation in front of the parliament in the coming days. This is to take place during his impeachment hearing for impeding the Somali peace process between TFG and its foe, the Islamic resistance fighters, and to answer questions about the political turmoil he single handedly created for his fellow TFG officials when he unilaterally fired the TFG Prime Minister and appointed a new one in just two days. The parliament already voted for Sheik Adan Mohamed Madoobe as the acting president, in case Yusuf refused to attend an impeachment session. Sources close to the President were quoted saying that Abdullahi Yusuf will leave office, a claim which the Somali TFG President clearly denied later.

Regardless of the Somali TFG President's denial of permanent leave of the Presidency, Somalis expect him to give way to others, hoping someone more useful to the Somali people will take his place. The Somali public's expectations are strengthened by the popular calls for Mr. Yusuf's resignation as when the US Assistant Secretary of State for African Affairs, Jendayi Frazer, mounted Washington's pressure on the Somali president calling on him to leave office.

Abdullahi Yusuf, the Somali Transition Federal Government's warlord President had his fate coming. Earlier this month, Mr. Yusuf was criticized for arming his native clan Majeerteen with TFG weapons. This act enforces the tribalism agenda of the, commonly known as warlord, President already made obvious by assigning the most of top TFG ministerial positions to Majeerteen members of the government. Nonetheless, he is well prepared for the departure of the Presidential seat planning on going back to the semi autonomous district of Puntland where he is the head of state. Thereafter, he will undoubtedly continue to do all he can to stop the TFG from signing any peace deals with the opposition, or to make any positive progress in any political or developmental direction as he will no longer be part of it.

Although many Somalis see the arming of the Majeerteen clan by Abdullahi Yusuf as an act of preparation for his departure, it can viewed as the building blocks of another resistance for the TFG. One must remember Mr. Yusuf, with the help of Ethiopian government, obstructed any viable progress for the former Transitional government of Abdilqasim Salad Hasan, with their elaborate impediment. While Mr. Hasan's government was in place, the two an other influential parties - such us the European Union and African Union, initiated a negotiation for all the Somali warlords to form another government on top the then existing one. From the start of Mr. Hasan's Transitional Government, Mr. Yusuf and other then prominent warlords were the key factors that hampered its development progress. Once he is no longer part of the current government, Mr. Yusuf will again be a barrier the current Somali TFG have to overcome.

Another predominant barrier the TFG cannot overcome the current Islamic resistance conducting daily attacks on TFG and its support force, the Ethiopian army. Numerous reports indicate Ethiopian invasion will end soon. This will definitely be a blow to the TFG's stability. Up until now, the TFG's security depended on the Ethiopian army in Somalia to defend them from Al-Shabab and other Islamic fighters who now control most of Somalia except Baidoa and some parts of Mogadishu. It is expected that the Tigres' departure will create an easy passage for the resistance to take control of Mogadishu and Baidoa disbursing the TFG politicians who clearly cannot defend themselves on their own. In the following weeks after the Ethiopians vacate Somalia, the Transitional Federal Government will be reduced to many different warlords scattered around the country, with each of them running back to his clan base for security.

Security is one issue the TFG can no longer take for granted, as it will lose two of their major supporting allies, the Ethiopian army and the African Union forces. It is reported that the AU will follow the Tigres in taking their troops back home emphasizing the sudden disclosure of their plan by the Ethiopian dictator Melez Zenawi earlier this month. This spells disaster and state of emergency as hell will break lose on TFG militia positions with no apparent backing from any viable force. As one can expect, the Islamic resistance fighters will surely run over any remaining government troops, -where the clan based TFG militia --they are mainly from the Majeerteen clan armed by Abdullahi Yusuf himself, will evaporate into thin air running in all directions of the country to save their lives.

Unfortunately for the Somali Transitional Government, more bad news will come when the new United States administration takes office. The new Obama government in the U.S.A has clear intentions to withdraw the majority of their military resources from foreign lands in order to concentrate on Afghanistan. Mr. Obama made it clear his troops will leave Iraq in less than two years. Although he had not publicized, one can figure he is not interested in mingling with Somali war affairs, and therefore one should expect any U.S. financial backing of its invasion or geopolitical influence to be seized. This may already have prompted Melez Zenawi to drop all operations in Somalia sensing there will no longer be any incentives for him.

In conclusion, the Somali Transitional Federal Government is in deep trouble and may seize to exist within a few months into year 2009. Its downfall will be accommodated by new resistive forces in the form of their leader, lack of financial assistance by Europeans and Americans, and inadequate military backing by either their own army or outside foreign interference. Most of all, the TFG's future looks dim because of the rise and popularity of the Islamic resistance destined to replace it.

Saturday, August 30, 2008

Somali TFG Police Clash with Ethiopian Trained TFG militia

The Somali Transitional Government Police in deadly clashes with the TFG's Copy Ethiopia army in Afgoye in the Lower Shabelle region. Residents of Afgoye report that major fighting is taking place in the heart of the agriculturally rich city coming from both sides of the TFG militias. So far, no casualties have been reported from the hostile areas but are expected to arise as the fighting cools down.

The TFG copy Ethiopia army was trained in Ethiopia for the purpose of one day replacing the Ethiopian army and defending the Transitional Federal Government. So far, they have conducted robberies, murders, rape, and displacements of the Southern Somali populations. Earlier this month, the took part in killing 75 civilians in a refugee camp.

Not only are they targeted by the other groups of the TFG forces such as the Police, but also the Copy Ethiopia militia are targeted by anti-government and anti-Ethiopia liberationists such as Al-Shabab and ICU armies. As a result, several hundreds of the original 3000 Copy Ethiopia troops have surrendered to anti-Ethiopian fighters who gave them amnesty after disarming them.

Today's fighting shows how far the Copy Ethiopia are from what the Ethiopians are said to have trained them for. Instead of engaging the anti-government force, they caused distress and fear among the civilians. And now, they are fighting other forces of the government which they are supposed to protect. The Copy Ethiopia are said to be commanded only by Ethiopian generals who dictate their missions. Whether their commanders are in sync with the TFG is unknown.

Somali blogs and news will keep you posted on any additional reports coming of out of Mogadishu about this story.
Somchat would like to publish your story. Please send us your link so we can review it and publish it!
Sponsor Promotion
Start Answering Questions and Get $2.00 or More per Survey:

Source: Somalia blogs and news
Technology Somali Blogs http://windowsandlinuxwebhost.blogspot.com/

Sports > http://torontobasketballfans.blogspot.com/

Additional Somali Sources

Af Soomali blog Somalia Blog YouSomali Number 1 Somali Blogs Mogadishu News Current Somali News Somali News Articles United Islamic Courts Blog Somali News Blog Somali By Somalis Somali Cities Blogs US Agenda In Somalia Somali Music

Other Somali Sources

Amin Arts Discussions Somali News and Blogs