Walaalayaal yaa iga jawaabikara suaalahan., waad mahadsantihinsual :1-Shareecadan lagaga dhawaaqay meel dawlad Shareeco ku dhaqmaysay lagu dumiyay ayna joogaan dadkii dumiyay tii hore tan maxay ku Aqbaleen?.2-Hirgalinta Shareecadu soow ka billaabanmeyso Baarlamaanka dhexdiisa oo lagu dhaqmimaayo Aayada ah ( kunagaada guryihiinna) oo Dumarka Baarlamaanka laga saari maayo?.3- Dowladdu meelaha ay joogto soow maandooriyaha laga mamnuuci maayo?.4- Waqtiyada Salaadda meheradaha malaga xiri doonaa meelha Dowladdu ka taliso?.5- Ma Amrayaan Xijaabka meelahay ka Taliyaan oo ay ugu horeeyaan Xafiisyadoodu?.6- Shareecada ay Amiiiradeeda gaalo ilaalinayso waa shareeco noocee ah?.7- Shareecada ay gaalo ka raali noqtay gaalona ilaalinayso dadka idinka aqblayaa yay yihiin?.
Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.
Walaalayaal yaa iga jawaabikara suaalahan., waad mahadsantihin
ReplyDeletesual :
1-Shareecadan lagaga dhawaaqay meel dawlad Shareeco ku dhaqmaysay lagu dumiyay ayna joogaan dadkii dumiyay tii hore tan maxay ku Aqbaleen?.
2-Hirgalinta Shareecadu soow ka billaabanmeyso Baarlamaanka dhexdiisa oo lagu dhaqmimaayo Aayada ah ( kunagaada guryihiinna) oo Dumarka Baarlamaanka laga saari maayo?.
3- Dowladdu meelaha ay joogto soow maandooriyaha laga mamnuuci maayo?.
4- Waqtiyada Salaadda meheradaha malaga xiri doonaa meelha Dowladdu ka taliso?.
5- Ma Amrayaan Xijaabka meelahay ka Taliyaan oo ay ugu horeeyaan Xafiisyadoodu?.
6- Shareecada ay Amiiiradeeda gaalo ilaalinayso waa shareeco noocee ah?.
7- Shareecada ay gaalo ka raali noqtay gaalona ilaalinayso dadka idinka aqblayaa yay yihiin?.