What you may have missed

Sunday, April 19, 2009

Ansixintii Baarlamaanka ku Ansixiyey Shareecada Islaamka



Fadhigii Baarlamaanka ee lagu ansixiyey in Soomaaliya lagu xukumo shareecada Islaamka. Waxaa ka hadlay cismaan cilmi boqore, shk c/rixmaan jalaqow, iyo c/rixmaan xaaji iibi, iyo xildhibaano lala kulmay oo dareenkooda ka hadlay. Halkaan Ka Daawo Videoga

2 comments:

  1. ASC,

    Walaal Ha hilmaan inaad fikradaada ka dhiibato halkan. Riix Post Comment linkiga hoos ku yaal. Midda Kale, ka daawo video-yada cusub bogga koowaad
    Somali Web Design Service. Click Here!
    iiDHIS.com

    ReplyDelete
  2. aslaamu calaykum waraxmatulaah waa maalin aad iyo aad ufarax badan ka raali ahaansho alle iyo ka rali ahaansho rer galbeed waxaan qaadanaynaa tan alle allahu akbar tikidhkayga waa goan yahay wadankii baan ku laabanaya soomaaliya waxa iigu danbaysay 19 sano ka hor oo aan qurbo iyo gaalo dhe joogay ilaaheey waxaan ka baryayaa in soomaali ilaaheyy xaqa waafijyo nabad waartan alla na siiyo aamiin.

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.