Fadhigii Baarlamaanka ee lagu ansixiyey in Soomaaliya lagu xukumo shareecada Islaamka. Waxaa ka hadlay cismaan cilmi boqore, shk c/rixmaan jalaqow, iyo c/rixmaan xaaji iibi, iyo xildhibaano lala kulmay oo dareenkooda ka hadlay. Halkaan Ka Daawo Videoga
OOPS! - Attention Visitor - You Just Missed a new update
Please visit the Somchat.tk Front Page at least once! We promise! you will not be disappointed. Blog DirectoryWhat you may have missed
Sunday, April 19, 2009
Ansixintii Baarlamaanka ku Ansixiyey Shareecada Islaamka
Fadhigii Baarlamaanka ee lagu ansixiyey in Soomaaliya lagu xukumo shareecada Islaamka. Waxaa ka hadlay cismaan cilmi boqore, shk c/rixmaan jalaqow, iyo c/rixmaan xaaji iibi, iyo xildhibaano lala kulmay oo dareenkooda ka hadlay. Halkaan Ka Daawo Videoga
Subscribe to:
Post Comments (Atom)

ASC,
ReplyDeleteWalaal Ha hilmaan inaad fikradaada ka dhiibato halkan. Riix Post Comment linkiga hoos ku yaal. Midda Kale, ka daawo video-yada cusub bogga koowaad
Somali Web Design Service. Click Here!
iiDHIS.com
aslaamu calaykum waraxmatulaah waa maalin aad iyo aad ufarax badan ka raali ahaansho alle iyo ka rali ahaansho rer galbeed waxaan qaadanaynaa tan alle allahu akbar tikidhkayga waa goan yahay wadankii baan ku laabanaya soomaaliya waxa iigu danbaysay 19 sano ka hor oo aan qurbo iyo gaalo dhe joogay ilaaheey waxaan ka baryayaa in soomaali ilaaheyy xaqa waafijyo nabad waartan alla na siiyo aamiin.
ReplyDelete