OOPS! - Attention Visitor - You Just Missed a new update
Please visit the Somchat.tk Front Page at least once! We promise! you will not be disappointed. Blog DirectoryWhat you may have missed
Saturday, April 18, 2009
Xiisadda u dhaxaysa Alshabab iyo Maxkamadaha oo faraha ka sii baxaysa.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)

alle ha garab galyo sariikiisha maxakamadha kuwa qeyrka wadaba alshabaab wadadan xun ay ku socto alle ha ka soo hanuuniyo
ReplyDeletehadii gacanteena mujahidiinta alaaha ku salido
labo mujaahidiin oo walaalo in ay iska hor imadaan aad ayan uga xumahay hadii an ahay dhailanyarada somoliyeed marka wax waliba wada hadal ha lagu dhameeyoo dadkiina dagaal way ka daaleen alle hlaga cabsado umadana dilka ha laga daayo ciidii doonta ha ka danbeyseeeeeeee
ReplyDeleteASC WR WB. Marka hore aad ayaan uga xumahay dilka loo geystay marxuum sharif kariye Allaah ha u naxariisto. C/raxiin ciise waxaan dhihi lahaa waa laga fiican yahay sida uu hadalka u dhigay mana aheyn inuu ku deg dego eedeynta dilka cida geystay cadeyn la'aan waayo ilaa hada wax cad oo cadeyn ah masheegin marka dhiiga walaalaha mujahidiinta yaan la isku baneyn Allaah halaga cabsado ayaan dhihi lahaa, tilaabo intaan laqaadina hubsiimo badan hala sameeyo, ilaahow cida fidnada wada naga qabo Aamiin Aamiin Aamiin.
ReplyDelete