What you may have missed

Saturday, April 25, 2009

Video ah Sh. Xassan Daahir Aweys oo Ka Qudbeeyey Muqdisho


Hogaamiyaha Isbaheysiga Dib Uxureynta Somalia ee garabka AsMAra Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa marki ugu horeeysay mudo ku dhawaad sadex sana ah kala hadlay shacabka magaalada Muqdisho meel fagaara ah. Shiikh Xasan Daahir ayaa sheegay in aysan Muuqan Nabaddii ay rabeen Kooxaha Muqaawamada Somalia.
Halkaan Ka Daawo Video-ga




No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.