What you may have missed

Showing posts with label United Nations Security. Show all posts
Showing posts with label United Nations Security. Show all posts

Saturday, May 30, 2009

Ahmedou Ould-Abdallah oo U.N-ta U Cadeeyey Safarkii Muqdisho iyo Dhaq Dhaqaaqa Burcad Badeedka

Ahmedou Ould Abdallah oo U.N ta ka hor sheegaya Sida uu soo arkayay marku la kulmay Dowladda ayuu yiri "waa wax laga xumaado sida magaalada loo burburiyey." Mar wax laga weydiiyey ciidamada cadowga ee Ethiopia, ayuu yiri waxay ila tahay in shhegidda ciidammada Ethiopian-ka ee lagu tuhmayo iney dib ugu soo noqdeen Soomaliya waa mid lagu ilduufinayo dadka Soomaaliyeed.
Waxyaabaha kaloo laga wareystay:
1. Eritrea iyo faragelinteeda ay ku heyso Somalia
2. Inuu howl gelin siiyay Norway qodidda dalka Soomaliya laga qodo shidaal.
Halkaan Ka Daawo Wareysiga oo Dhan - RealPlayer

Ciidamada AU oo U.N.-to Siineyso ilaa $300 Million

U.N Spokesman - SomaliaWararka ka soo baxaya shirarka ayaamahan isugu tagaan U.N-to ayaa u eg mid ay go'aan ku gaareen inay Soomaliya kusii hayaan Ciidamada AMISOM. Taas waxaa sii dheer inay lacag gaareysa $300 Milyan (US) lagu siin doona ciidamadaas si ay garab u siiyaan Dowladda U.N taageerto ee Madaxweynaha ka yahay Sh. Shariif. Halkaan Ka Daawo Video-ga lagu wareysanayo Afhayen arintaan ugu hadlay U.N ta.

Friday, April 24, 2009

Video ah Shirkii Ballan qaadkii $250 Millionka



Deeqbixiyaasha Caalamiga ah ayaa balan qaaday in ka badan 250-nilyan oo doolar si loogu caawiyo Soomaaliya in ay xoojiso ciidamadeeda amniga la iskuna dayo in laga hortago weerarada kooxaha burcad badeeda Soomaaliya




Wednesday, June 25, 2008

WFP robbed by the TFG!

There are disturbing reports pointing to another episode of bad deeds happening to the UN's World Food Program agency in Mogadishu, Somalia. In the past, there had been complaints coming from the WFP agency citing lack of security is preventing them from helping those who are starving in the outskirts of Mogadishu, in this east African country. One of the solution was to bring about a UN force to help secure their operations.

On a side note, the US's Bush administration somewhat outsourced the security situation to Ethiopian troops -and also so they can help them secure the unexplored oil that Goerge W Bush wants for his oil company. Many citizens of this troubled country report indiscriminate killings and mascares by the ruthless Tigree (Ethiopians)on the civilian population instead of securing the country they invaded.

Today, there are reports that the TFG millitia army outclassed itself by robbing the same organization they were suppose to secure its operation. Basically, they stopped the WFP trucks on their route to the outskirts of Mogadishu heading to refugee centres.

For about and hour, the Abdullahi Yusuf loyalists kept the unarmed UN trucks under seige as they forced the drivers to pay up or stay put! Eventually, the defenseless drivers paid up not only to continue to their route, but because they were also threatened that they would be shot if they don't put out!

It brings one to question, should the UN continue to play a supportive role towards the TFG while the The Transitional Federal Government force the UN representatives to pay fines for helping the citizens of the country in which this same government is suppose to rule? I guess when you have no other means of getting income, you simply rob those you can force to pay!