Markii Samatar la soo daayo, waxaa laga yaabaa in dib loogu tarxiilo Soomaaliya. Dhageyso sheekadan.
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
These are hot pictures of K'naan and Drake being interviewed by eTalk Daily show. New Pics of K'naan and Drake celebrating their success at 2010 Junos this year!
in reference to: Photos: Drake & K’Naan on eTalk Daily | ALLTHINGS-FRESH.net | Drake's Official Fansite (view on Google Sidewiki)Sawaridan ka fiirso linkiga hoose. Waa fanaanka caanka ah oo wareysi siiyay eTalk Daily kadib markii uu ku guuleysay Juno Artist of the Year 2010.
in reference to: Photos: Drake & K’Naan on eTalk Daily | ALLTHINGS-FRESH.net | Drake's Official Fansite (view on Google Sidewiki)Waxaa kulanka hordhaca ah fadhiyay mudane Aweys oo katirsan wasaarada deegaanka, isaga oo jeelkiisa kale ee qaarada Africa kala doodayay sida qaaradu uga gudbi karto caqabadaha jira iyo waxa wasiiradu arinkaa kayeelayaan.
Shirkii qaarada Africa ee looga hadlayay Metronolojiga kana socday wadanka Kenya oo maanta lasoo gaban gabeeyay.
Shirkaani oo socday mudo shan maalin ah ayaa manta kusoo gaboobay jawi dagan waxaana intii uu shirku socday looga hadlayay arimo kala duwan oo qaarada Africa muhim u'ahaa markii la eego waxa manta dunida kajira iyo sida wadamada horumaray uga cabanayaan isbadalka dunida kadhacay.
Markii la eego shirarkii hore uga dhicijiray qaarada Africa kani waa kii ugu horeeyay oo ceenkaani ah kana dhaca qaarada Africa gabi ahaanted waayo waa shirkii ugu horeeyay oo wasiirada Metronolojiga qaarada Africa isugu yimaadaan islamar ahaantaana ay kazoo qayb galaan saxafiyiin ka kalasocda aduunka oo intooda badan ay isaga kala yimaadaan qaarada Africa iyaga oo siwada jir ah uga wada hadlaya danaha qaarada iyo sidii loo xalinlahaa dhibaatooyinka jira islamarkaana saxafiyiintu usuuragalin lahaayeen sidii loo ogaan lahaa xaalada qaaradu kusugantahay si dunida uhor martay wax uga garabsiiso qaarada Africa danaheeda si loo xaliyo baahiyaha jira oo idil.
Waxa ayna siwada jira usoo saareen dukumiinti ay doonayaan in ay wariye yaasha hordhigaan si wasiiradu umeel mariyaan.
Qodo badani ayaa gaarayay 25 qodob oo siwada jira xubnahani isugu afgarteen in ay haboontahay in wasiirada lahor dhigo.
Maanta oo ay ahayd gaban gabadii shirka ayaa waxaa shirka sitoos ah usoo wada fariistay wasiirada oo awal qaar kood aaney soo xaadiri jirin si siwada jir ah loom eel mariyo qodobadii kulamadii hordhaca ahaa kazoo baxay loomeel mariyo.
Wasiirada iyo qaybihii kaladuwanaa sida saxafiyiinta waxa ay siwada jira usoo wada saareen 15-toban qodob dukumiinti ka kooban oo ay uga hadlayaan sidii qaarada wax loogu qaban lahaa iyo waxa ka qaarad ahaan loobaahanyahay in lawada qabto si loo buuxiyo kaalinta Africa looga baahanyahay.
Waxaana intabadan qodobadani ay ahaayeen kuwii gudigii hordhaca ahaa hore usoo saareen oo qayb ahaan loosoo qaatay kadib markii loo arkay in ay muhim yihiin.
Dalka Soomaaliya waxaa shikaas wariye-yaasha uga qayb galay Daa'uud Cabdi Daa'uud oo ah xoghayaha guud ee Ururka Saxafiyiinta Deedaanka Soomaaliya. oo marka magacooda lasoo gaabiyo looyaqaan NASSEJ.
Xoghayaha guud ee saxafiyiinta deegaanku waxa uu maalintii shalay ahayd shirka dhexdiisa ka sheegay in uu burbur xooglihi soo gaadhay deegaanada soomaaliya oo dhan , intabadana lagu shubo sunta iyo wasakhda ka timaad wadamada caalamka qaarkood, wariyayaashii ka shaqayn lahaana deegankana dagaalada dartoo ay uga maqan yihiin islamaarkaana aanay jirin cidkale oo xil iska saarta dhawrista xuquuqda deegaanada soomaaliya.
Wxuu kale oo Mr. Daa'uud sheegay in wali uu socdo barakaca saxafiyiinta ee dalka Soomaaliya oo haatan wadankan Kenya ay kusugan yihiin in kudhow boqol saxafi oo soo barakacay sadaxdii sano ee igu danbeeysay waxana uu sii carabaabay in tiro intaa kabadan usii gudbeen dunida inteeda kale wallow ay jiraan buu yiri tirade saxafiyiinta lagu dilay soomaaliya oo gaareeysa 22 sadaxdaa sano marka loo eego kuwa barakacay.
Wasiirka deegaanka ee wadanka Soomaaliya mudane Burci Maxamed Xamsa ayaa isagu ahaa masuulka ugu sareeya ee dalka Soomaaliya ufadhiyay shirka waxaana uu manta sitoos ah ulasoo fariistay wafdiga isugu jira saxafiyiinta iyo aqoonyahanada ee kasocday dalka Soomaaliya isaga oo shirkana kajeediyay qudbad aad ugaaban oo uu kusheegayay in ay sax ahayd waxa ay wakiilada dalka Soomaaliya kasheegeen Soomaaliya oo aanu isagu dooneynin in uu wax intaa kasii dheer sheego isaga oo waliba kahadlay dhibaatada guud ee dalka kataagan sikooban.
Marqura ayaa sacab waxaa wada garaacay dhamaan kazoo qayb galayaashii shirka kadib markii wasiirka deegaanka ee Soomaaliya mudane Burci Maxamed Xamsa uu sicad uga hadlay sida qaarada Africa ay udayacday Soomaaliya oo ay uga gaabisay kaalmadii iyo wax laqabashadii looga baahnaa islamar ahaantaana ay ilaaween wax tarkii iyo kaalmadii ay Soomaaliya ufiday dalal badan oo African ah oo manta horumar gaaray iskuna filan taana ay tahay wax laga xumaado oo aaney Soomaaliya qaarada Africa kamud neeyn.
Waxii intaasi dheer fadlan kala xiriir ciwaanada hoos ku qoron ama booqo;
Email: newsletter@nassej.org Website: www.nassej.org |
Kullan kadhacay baarlamaanka dalka Sweden oo looga wada hadlay si qoto dheer wuxuu dhexmaray xildhibano soomaaliyeed iyo kuwo sweedhish ah.
Dowlad ma leeyahay deegaanka (Environ) Soomaaliya: Barlamaanka Sweden
Kullan kadhacay baarlamaanka dalka Sweden oo looga wada hadlay si qoto dheer wuxuu dhexmaray xildhibano soomaaliyeed iyo kuwo sweedhish ah.
Xildhiban Abdi Abshir iyo xildhibaan Jimcaale-Numcaan, ayaa usoo jeediyey xisbiga cagaaran – Miljopartiet, sidii arimaha deegaanka soomaaliya ee murugsan loogu soo jeedin lahaa indhaha caalamka iyadoo xildhibaanada swiidhishku eey aad usoo dhoweeyeen, rabaana ineey arintaas u istaagaan.
Baarlamaanka Sweden, Xildh. Abdi Abshir, Xildh. Kaplan iyo Xildh. Jimale
Mudadii eey Soomaaliaya dowlad laanta aheeyd waxaa ku soo kordhay caalamka shuruuc kalla duwan oo quseeya deegaanka iyo qorsha loogu talla galay in deegaanka aduunka lagu maamulo – Agenda 21 – oo caalamku dhamaan saxiixay sanadkii 1992, Soomaaliya kaliya ayaan weli saxiixin.
Waxaa kaloo jira shuruuc aad noo caawin lahaa hadii si quman looga fiirsado, oo quseeya xaalufinta badaha iyo sumeeyntooda, oo sida qoraalo kalla duwan cadeeynayaan bada soomaaliya eey noqotay qashin qub loo soo fogeeyo haraaga warshadaha kiimikada caalamka. Taas waxaa qiraya qoraalada eey qoreen UN Environmental Program- UNEP iyo hayada kalla duwan oo caalamaka wax ka qora arimahaas.
Hadaba, waxaa muuqata in xisbiga cagaaran – MILJOPARTIET- ee dalka Sweden oo Soomaali badan eey codkooda siiyaan, uu diyaar u yahay inuu ka qeeybgalo sidii indhaha caalamka loogu soo jeedin lahaa dhibaatada deegaan ee ka taagan Soomaaliya halkaas oo xildhibaan Abdi Abshir iyo xildhibaan Jimale eey u sharaxeen dhibaatada deegaan ee Soomaliya ka jirta.
Mustafe Axmed, Dalkanews.com
Munich, Germany
Email: munaas3@hotmail.com
Somchat.com
Rapping like he was Q-Tip, singing like he was Bob Marley, and ambitiously taking on the global sound like he was Wyclef Jean, K'Naan is not only a ridiculously talented man but one who comes with a story of survival so big it can't help but top most other tales of inner city pressure. Moving from a ghetto in war torn Somalia to Harlem and then on to Toronto where the sometimes poet's debut album wins the Juno Award for Rap Recording of the Year, the lyrically gifted rapper just can't help being a one-upper. What's missing, then, from his sophomore effort Troubadour is some kind of "I did, you can too" message that could help make him a more approachable, Marley-like figure. You lose your girlfriend for whatever reason, K'Naan loses his to war. After pointing out the gangsters in his hood are bazooka carrying pirates who jack tankers for ransom, it becomes obvious that Troubadour is an album to marvel at from afar, but that doesn't keep it from being a rewarding, often eye-opening spectacle. Key track "ABCs" presents Africa as a land of different priorities, where survival trumps education and "nobody fat enough for lipo." The long lost Chubb Rock appearance is just one of the stunning choices for guests with Maroon 5 frontman Adam Levine providing the hooky chorus for "Bang Bang" while Metallica guitarist Kirk Hammett brings the rock & roll thunder to "If Rap Gets Jealous." Mos Def and Chali Tuna roll around just in time to keep this genre-jumping album filed under "hip-hop," but here, the multi-lingual K'Naan has taken to rapping in his native tongue. One track later in this epic tale and his first crush ends up kidnapped by soldiers, but when "Fatima" remembers that teenage feeling with "After school we studied the lessons/I asked God to slow down the seconds/He does the opposite, that's what I'm guessin'" it's strangely satisfying that K'Naan is one of us, at least when it comes to puppy love. Describing the elation of picking up that much-need wired money transfer on "15 Minutes Away" to dropping ancient history on "People Like Me" are the kind of long-jumps that make Troubadour a bit dizzying. Still, with such skill and ability on display, this is highly recommended for anyone intrigued by a will.i.am version of Slumdog Millionaire or a Charles Dickens novel reimagined by Arrested Development. ~ David Jeffries, All Music Guide
Knaan, the Somali born Canadian rapper is in a love scandal after a video surfaced on Youtube showing the Somali superstar flirting with an unknown female who sounds to be speaking a European language. K'naan was apparently saying good bye to the young female when this video was shot! Here is the video clip - Watch Cornelia's Love with K'naan below
in reference to: Watch K'naan Love Story with Cornellia - The European Girl - Waatv.com (view on Google Sidewiki)Wargelin Show - waa barnaamij wiikly ah oo kasoo baxa Internetka kaasoo afsoomaali ku soo baxa ahna mid lagu soo bandhigo dhacdooyinkii todobaadkii la soo dhaafay kuwii ugu xiisaha badnaa. Barnaamijkan waa mid aad u dheer oo ku maaweeliya aad ka heleyso waxyaabaha dhalinyarta soo diyaarisa ay ka hadlaan. Riix linkigan oo daawo dhamaan video-yada wargelin oo Waatv.com isku soo aruurisay.
in reference to: WaaTV.com Video: Wargelin - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)