Ninkaan ayaa 2001 la xiray 10 sano kadib markii lagu qabtay dhowr marduuf oo jaad ah. Xaaskiisii ayaa kadib markii ay si kastaa ku soo deyn weysay nin kale ka aroostay. Tukaanka dharka uu lahaa waa isxiray. Marka sida cad, 10ka sano 2011 ka ayay u dhamaaneysaa oo mardhow baa la soo deyn doonaa, xageebuu wax ka bilaabi doonaa?
Markii Samatar la soo daayo, waxaa laga yaabaa in dib loogu tarxiilo Soomaaliya. Dhageyso sheekadan.
No comments:
Post a Comment
Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.