What you may have missed

Tuesday, April 13, 2010

Wargelin Show - Daawo dhamaan Video-yada cusub ee Wargelin Show - On WaaTV.com

Wargelin Show - waa barnaamij wiikly ah oo kasoo baxa Internetka kaasoo afsoomaali ku soo baxa ahna mid lagu soo bandhigo dhacdooyinkii todobaadkii la soo dhaafay kuwii ugu xiisaha badnaa. Barnaamijkan waa mid aad u dheer oo ku maaweeliya aad ka heleyso waxyaabaha dhalinyarta soo diyaarisa ay ka hadlaan. Riix linkigan oo daawo dhamaan video-yada wargelin oo Waatv.com isku soo aruurisay.

in reference to: WaaTV.com Video: Wargelin - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.