What you may have missed

Showing posts with label Somali Pirates. Show all posts
Showing posts with label Somali Pirates. Show all posts

Friday, April 1, 2011

Northern Somali City Houses First Local Prison For Pirates

Out of necessity, Somalia's Northern city Hargeisa is now the home to the first Maximum Security Prison for the Pirates. Apparently no country in the world wanted to keep pirates in their prison for the long term. However, the UN, which gave the northern Somalis about $1.5 million (£940,000) for the refurbishment of Hargeisa prison, announced that the facility is equipped to receive international transfers. It is expected that the opening of this maximum security prison could theoretically relieve the burden on other nations affected by piracy that are unwilling to imprison pirates long term.

Saturday, September 5, 2009

Burcadbadeedka Kenya ku Xiran oo Xaaladooda uga Hadlay Kalnzo Musyoka

Dhalinyarta loo soo xiray burcad badeednimo oo lagu hayo xabsiga Shimo La Tewa ee ku yaal magaalada Nairobi Kenya ayaa soo booqday madaxweyne ku xigeenka Kenya Kalonzo Musyoka. Waxay uga waremeen xaaladda ay ku jiraan. Daawo video-gan





Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

Saturday, June 20, 2009

Mareykanka oo Kenya Raba inay Ka Howl Geliyan Baddeena

Markab dagaal ee Mareykanka iyo ciidamadooda badda oo beryahaan ku howlan wadashaqayn ay kula jiraan Kenya si ay u dhimaan isbaarooyinka badda Soomaaliya kooxaha burcadku dhigteen.


Friday, June 19, 2009

Dadweynaha oo Ku kacay Burcadka Badda Wadana Ololo ay kaga soo horjeedaan


Dadweynaha la degan magaalooyinka kooxaha burcad badeedka ku soo xirtaan maraakiibta ay soo qafaashaan, ayaa ayaamahaan wada ololo ay kaga soo horjeedaan burcad badeedka. Kooxahaas ayaa qabta wadahadallo ay dadku ku baraarujiyaan inay kasoo horjeestaan kuwa dhigta isbaarada. Barnaamijkan oo Max'ed Cadow usoo diyaariyay Aljazeera ayaa ah mid laga soo duubay Boosaaso, Soomaliya




Wednesday, June 17, 2009

Culimada Ayl oo Ka Cabanaya Burcadbadeedka

Wadaado iyo culimaau'diin degan magaalada xeebta leh ee Eyl ayaa qaylo dhaan ku jira waayahan ayagoo Maxamed Cadow u sheegaya sababaha ay uga soo horjeedaan in burcad badeed soo qafaashay maraakiibta ay kusoo xirtaan xeebtooda. Waa warbixin xasaasi ah ee Daawo




Thursday, May 7, 2009

Video ah Barnaamij ku saabsan sida loo ilaaliyo maraakiibta soo gaara dekadda Muqdisho

Markabka Victoria oo ijaar u ah World Food Programme, oo ku sii jeeda Muqdisho kana yimid Mombasa ayaa waxaa raacay wariye BBC ka socda. Marka waxaa garab socda ciidamadda badda ee Fransiska ayagoo ilaalo ahaan ah. Dhowr saac mar ay labada markab u jiraan Muqdisho ayaa waxay arkeen doon yar. Markabka dagaalka ee ilaalada ah ayaa ku si koobaabin ah ugu dul meereystay doonta, kadibna ogaaday in dad kaluumeysi ku howlan ah. Warbixin dheer waxa uu wariyuhu ka bixinayaa dekadda Muqdisho. Halkaan ka daawo Video-ga

Fadlan Gaar Bogga Hore oo Daawo Video-yada Cusub - Somali News and Blogs - Somali News Videos - Somchat.com

Video laga duubay koox burcad ah oo Markab Maraykan ah la wareegi rabta


Video-gan ayaa waxaa la horkeenay Senete-ka Mareykanka ayadoo ah mid laga duubay Liberty Sun Markab mareykanka laga leeyahay waxaadna ka arki kartaa burcad badeedka oo cabadeynaya markabka iyo shaqaalahiisa oo kala ordaya. Video-gan waxaa laga soo daayay Fox News



Sababta video-gan horey aan loo soo bandhigin loo keenay Senete-ka ayaa ah mid loogu dacwoonayo kooxaha sharciga u sameeya dalka mareykanka inay sameeyaan sharci u ogolaanaya in shaqaalaha Maraakiibta Maraykanka loo ogolaado in ay is hubeeyaan si ay isaga daafacaan burcad badeedka.

Ilaa iyo hadda sharciga caalamka ayaan ogoleyn in markab dad hubaysan saaran yihiin ay dhex jeexaan baddaha aduunka, gaar ahaan maraakiibta shirkadaha wax dhoofiya. Hase yeeshee waxaa jira shirkado shaqaaleeya nabad ilaalin ayaga gaar u ah oo hubeysan, balse taasu waa mid dood ka socoto nafteedaba.




Wednesday, May 6, 2009

Maraykanka oo indha-indheynaya inay Soomaaliya Gudaheeda dagaalka Burcad badeedka keenaan

Komaandarada ugu sareeya xoogga dalka Mareykanka ayaa beryahaan ku howlan wadahaddalo ay is dhexmariyaan oo ku aadan in gudaha Soomaaliya la galo si loola wareego meelaha ay ku nool yihiin burcad badeedda ka shaqeysata maraakiibta maraya agagaarka badda Soomaaliya.

Kadib mar ay isugu yimaadeen ciidamada badda ee dalka Mareykanka Axaddii lasoo dhaafay shir, ayuu Xooghayaha Waxqabadka Ciidamada Badda, Admiral Gary Roughead, sheegay ineysan macquul ahayn in burcad badeedka lagula dagaala badda weyn ee agaagarka Soomaaliya, taasoo afar mar ka weyn gobolka Texas ee dalka Mareykanka.

Sida uu yiri, "Burcad badeedku ma ku dhex noola badda. Waxay degan yihiin beriga. Lacagtooda madaxfurashada waxay geystaan beriga. Kama wada hadli karno sidii loo dhamayn lahaa burcadnimada badda anagoo ka hadlin beriga dalka Soomaaliya."

Waxaa kale uu ku daray inkastoo la dagaalanka burcadka hadda ka koobantahay mid ka celcelin, ka hortigid iyo ka badbaadin burcadbaadka howlahaas oo laga dhex qabto badda, xalka saxda ah waa mid ku xiran dalka gudihiisa.

"Waan isku daynaa inaan badda gudeheedda aynu howsha ka wadno. Balse waa in sharci marka hore la helaa si loogu qabto burcadka loona soo saaro maxkamad dalka gudihiisa ah. Taas ayaana ka maqan Soomaaliya. Ma jiro sharci mana jiro wax kala dambeyn ah."

Sida uu warka raaciyey Admiral Gary Roughead, ayuu sheegay in shirkadaha maraakiibta wax ku dhoofista ay diideen iney qalqal geliyaan shaqaalaha iyo badeecada hadey hubeeyaan shaqaalaha saaran maraakiibta, taasna waxa kaliya ay xal kadhigeysaa in gudaha dalka looga hortago burcad badeedka.

Chairman of the Joint Chiefs of Staff Admiral Michael Mullen, who also attended the conference, estimated that over a thousand battleships were needed to ward off piracy threats, noting, "I've got a big globe. I don't have 1,000 ships that I can devote to that."

Admiral Michael Mullen, oo ah kan ka ah Chairman-ka Joint Cheifs of Staff oo ka qayb qaatay wadatashigaas, ayaa ku qiyaasay in loo baahan yahay ka badan kun markab ee nuuca dagaalka ah si looga hortago burcadka badda gudaheeda. Waxaana uu yiri, "Baddu waa weyn tahay, mana heysto kun markab aan kula dagaalamo burcadka."

Isla Admiralkaas ayaa sii raaciyay in loo baahanyahay in caalamku si guud uga hortago kooxahan ayagoo dalkaas u keenayaya kala dambeynta loo baahanyahay.

Burcad Badeed Qafaalatay Markab Germalka laga leeyahay


Markab laga leeyahay dalka Germany oo sida 11 shaqaalaha markabkaas ayaa burcad badeed ku qabsadeen agagaarka badda Aden meel ku dhow Soomaaliya, sidaa ayay yiraahdeen ciidamada badda ee midowga yurub.

Markabkan magaciisu yahay MV Victoria, ayaa lulayay calanka dalka Antigua iyo Barbuda waxaana iska leh shirkad laga leeyahay dalka Germany magaceeduna yahay Intersee Group. Markab kaas ayaa burcadku kacanta ku dhigeen shalay galab mar uu sabaynayay 120 Mile waqooyiga dekadda Boosaaso. Markabkan ayaa in laga soo gaaro si badbaado ah la isku dayay balse helicopter ay maraakiibta dagaalka ee xeebta boosaaso ku dhowaa ka soo gaari waayey, sidaa ayay sheegtay midowga yurub.

Markabka MV Victoria ee burcadku la wareegeen shalay ayaa waxaa saarnaa 10,000 metric tons oo ah bariis loo wedey Jeddah, dalka Saudi Arabia, sidaa sidaa soo sheegay kalkaaliye Barnaamijka caawinta Bad-mareenada Bariga Afrika. Sida uu sheegana, shaqaalaha markabkaas wax dhaawac ama dhimasho ma soo gaarin..

Markabkan la qabsaday ayaa hadda ah kii 26 ee sanadaan Burcad badeedku la wareegto, sida ay ciidamada Badda maraykanku cadeeyeen, balse burcad badeedku waxay heystaan 17 markab iyo in ka badan 280 qof.




Tuesday, May 5, 2009

Video: Burcad Badeed si Kedis ah ka hor yimid ciidamada badda ee Fransiska

Waxaa dhowaan lasoo daayey video ciidamada badda Frasnsiisku ka soo duubeen markey faraha ku dhigeen Burcad badeed ku howlaneed inay la wareegaan markab ciidamaas saarneyd. Halkaan ka daawo Video-Ga


Fadlan Gaar - Somali News videos Blogs Somchat.com Front Page -ka oo Daawo Video-yo cusub had iyo goor.

Monday, May 4, 2009

UN-ta oo gaatin ku qabtay Burcad Badeed hubkiina ka qaaday

Burcad Badeed ayaa shalay loogu dhex galay doontii aa saarnaayeen ayagoo ku soo dhow markabkii ay la wareegi rabeen kadibna laga qaaday hubkoodii lana sii daayay. Halkaan Ka Daawo - Burcad Badeed UNta Qabatay












Wednesday, April 29, 2009

Video ah: Markabka Dagaalka ee Ruushka oo Qabtay 29 Burcad Badeed Ah: Faahfaahin


A Russian naval destroyer on Tuesday seized 29 suspected pirates off the coast of Somalia, the defence ministry said, according to Russian news agencies.
"The Admiral Panteleev (destroyer) captured Tuesday at 1412 GMT a boat carrying pirates. In total, 29 people were arrested," the ministry said in a statement.
"Seven Kalachnikov machine-guns, handguns of different calibres, equipment including satellite navigation devices and a large number of empty shells were discovered on board the boat," the ministry said, adding that an investigation has been opened. Halkaan Riix Daawo Video-ga

Ku laabo bogga Hore - Somali News and Blogs

Video ah Richard Philips oo Ka hadlay Sida uu Dareemayay goortii la soo badbaadinayay


Kabtankii Mareykanka ahaa, Richard Philips, ee dhowaan laga badbaadiyey burcad badeed, kadib markii ciidamada badda ee dalkaasi tookteen seddax wiil oo kabtanka doon ku dul heystay, ayaa markii ugu horeysay ayaa NBC uga sheekeeyey xaaladii uu ku jiray iyo sida uu naftiisa ula soo baxsaday. Mar uu ka hadlay sida uu dareensanaa markii xamaasaddu si aad ah u kacsaneed xabadna madaxa looga hayay ayuu yiri marna kuma fakarin inaan ka badbaadi doono burcadka.

Somali News and Blogs - www.somchat.com - Front Page - More Somali Videos

Tuesday, April 28, 2009

MSC Cruises chief executive Pierfrancesco Vago Wants Firearms on Board Cruise-ships debated.

“The capture of such a large vessel would have represented a major step forward for pirates off the Somalian coast, but unfortunately their tactics were good and we could not board. “It was not the first time we have attacked this kind of boat and we were very close to capturing it,” Mr Muse told AFP. “We really showered it with bullets.” Read Full Story -MSC Cruises chief executive Pierfrancesco Vago Wants Firearms on Board Cruise-ships debated.

MSC Cruises chief executive Pierfrancesco Vago has conceded the need for an industry-wide debate on the deployment of firearms aboard cruiseships following Saturday’s abortive pirate attack on the MSC Melody.

The 35,000 gt vessel, with 991 passengers and 536 crew on board, was attacked by pirates 180 miles north of the Seychelles on Saturday as it was heading for the Gulf of Aden.

The vessel’s crew and security guards drove the pirates off using fire hoses and, controversially, live rounds from pistols carried on board.

Mr Vago insisted that the company only carried arms onboard under exceptional circumstances, attributing the storage of “just a few pistols” aboard the MSC Melody to the recent escalation of pirate attacks off the horn of Africa.

He also claimed that, contrary to some press reports, security guards aboard the vessel had no independent access to the weapons. The pistols were kept in a safe on the bridge and released only at the discretion of the master.

At the same time, he admitted that the controversial issue of deploying firearms on passenger ships, which some believe will only lead to an escalation of pirate violence, must be debated.

He would not be drawn on the merits or otherwise of company policy on the issue. “It is too soon after the event for me to comment now, though certainly I can’t think of what it would have been like to have 1,000 hostages taken. It would have been a disaster.

“But we need to sit down and discuss this internally, and we need to discuss it as an industry.”

He described next month’s European Cruise Council meeting in Rome as the perfect venue for such talks.

In the meantime, Mr Vago said MSC would pull its vessels out of east African waters immediately. From now on, he said, the company will access South Africa via the Mediterranean and west Africa, calling in Morocco, Senegal and Namibia on its way to Cape Town and Durban.

Mr Vago also insisted that the company had not taken needless risks with its passengers.

“We would never take such risks,” he said. “We are selling holidays, not adventures.”

He said the company had recently changed its two itineraries to South Africa precisely because of the escalation of piracy in the region, and after consultations with the Maritime Security Centre for the Horn of Africa, run by Eunavfor, and the International Maritime Organization.

The new route took the MSC Melody considerably further from the coast of Somalia, adding 400 miles to the trip and forcing the ship to drop the Egyptian port of Safaga. In recompense, MSC added an overnight call at Port Victoria in the Seychelles. The MSC Rhapsody followed a similar course in March without incident.

Mr Vago also praised the professionalism of the MSC Melody’s master and crew in averting disaster, and the performance of its onboard security guards. MSC Cruises has a long-standing contract with an Israeli security firm.

He said the pirates announced their presence at around 1945 hrs GMT by aiming automatic weapons fire at the ship. The master immediately ordered the guests to their cabins, instructing them to turn out the lights.

The master also ordered the high-pressure fire hoses to be trained on the aft side, the only feasible area of access to the MSC Melody as it headed north in heavy seas. After the bridge came under fire, he handed out pistols to the security guards, Mr Vago said.

He then manoeuvred the vessel back and forth in order to enhance the impact of the waves, while the crew used the fire hoses and the security guards fired several shots into the air.

“[The pirates] were wet, in huge waves, amidst all this commotion, and then they realised we were armed,” Mr Vago said. “I think they were shocked at that.”

As the assailants departed, the MSC Melody headed east with its lights out.

Separately, wire service AFP quoted Mohamed Muse, reportedly the head of the pirate group, as lamenting their failure to take the vessel due to “technical reasons.”

“The capture of such a large vessel would have represented a major step forward for pirates off the Somalian coast, but unfortunately their tactics were good and we could not board.

“It was not the first time we have attacked this kind of boat and we were very close to capturing it,” Mr Muse told AFP. “We really showered it with bullets.”

Lloyd’s List Newsroom Blog

Video ah Markab Ruush Ah oo Burcad Badeedka iska celiyey


Seddex doon oo ay wateen burcad badeed ku hubeysnaa qoryaha AK47-no ay baazuuka-yaal ayaa isku dayey inay la wareegaan Markab Ruushka laga leeyahay badda Indian Ocean meel u jirta 120 Mile Jasiiradda Sokotra ee dalka Yaman ka tirsan. Halkaan Ka Daawo Video-ga
Markabkan oo saaran yihiin 23 Ruushka u dhasay ayaa durbaba, sida wararku sheegeen, burcad badeedku ku fureen xabaddo. Markay isku dayeen inay markabkaas xarigyo ku tuurtaan si ay u koraan ayaa lagu furay biyo daadbadan markabkiina xawaarihii uu ku socday la sii kordhiyey.

Sida warku sheegayo, burcad badeedii ayaa biyaha lagu furay iyo markabkoo cararaya ka rajo dhigay oo iskagaharay.

Markabka NS Commander oo leedahay shirkad Ruush ah loona yaqaan Novoship ayaa qofna ku dhaawacmin. Markabka ayaa lulayay calan Liberian ah kuna sii jeeda dalka Singapore.



Sunday, April 26, 2009

Video ah Wareysi Aljazeera la Yeelatay Dhalinyaro Burcad Badeed Ah.



This video is an interview footage with Somali Pirates. The Al-Arabiya video shows exactly how the pirates get paid as a plane dropping the ransom money to the Pirates sea location is seen on the video. Also, the Al-Arabiya reporter interviews the ring leader of this group of pirates. This pirate is the guy that hijacked two Turkish ships from the Gulf of Aden.



Saturday, April 25, 2009

Al-Arabiya TV Interviews Somali Pirates and Displays Their Mode of Operation



This video is an interview footage with Somali Pirates. The Al-Arabiya video shows exactly how the pirates get paid as a plane dropping the ransom money to the Pirates sea location is seen on the video. Also, the Al-Arabiya reporter interviews the ring leader of this group of pirates. This pirate is the guy that hijacked two Turkish ships from the Gulf of Aden.



Wednesday, April 22, 2009

Abdiwali Muse Trial Video Teanage Somali Pirate Tried as an Adult: Video


Abdiwali Muse, the accused Somali pirate could face life imprisonment if found guilty of attacking a US cargo ship and taking the captain hostage. Watch Video




Website Hadda Diyaar Ah : Price $200.00


Halkaan riix oo Iska fiiri marka hore 

    Features Include 
  • Website Ready Now 
  • News, Sports, Banners 
  • Videos, Soundbites, Photos 
  • Discussions Forum 
  • Visitor Comments and Rating system 
  • Aroosyo, Dhalasho, Tacsi 
  • Visitor Blogging System 
  • Free Professional Template 
  • Free Domain Name* 
  • Free Web Hosting for 1 Year* 
  • Moveable to anywhere you like 
  • Waa Diyaar 
Websiteka waxaad ka iibsan karta si online ah (ama xawaaladaha isticmaalaya) webka iiDhis.com ee gaar. iiDhis.com Web design

More Videos - Video yaal xiiso weyn leh hoos ka fiirso


Ansixintii Baarlamaanka ku Ansixiyey Shareecada Islaamka

Xiisadda u dhaxaysa Alshabab iyo Maxkamadaha oo faraha ka sii baxaysa.

A Rare Video Shows Somali Pirates! HiJacking Video