What you may have missed

Tuesday, June 16, 2009

Barnaamij dheer oo ka hadlaya Kooxda Isbaaratada Badda

Barnaamijkan ayaa ah mid nin cadaan journalist ah ow ka soo diyaariyay kooxaha Burcadka dhigta isbaarada badda Soomaaliya. Waa mid xiiso leh kana hadlaya habka ay maraakiibta u dabtaan, dhinacyada siyaasadeed ee quseeya iyo sida ay burcadku u saameeyaan arimaha gudaha Soomaaliya, gaar ahaan tan goballada Puntland. Waa laba Qaybood. Halkaan Riix daawo Qaybta Koowaad - Somali Pirates Taking Over! ~takin ships for millions of dollars~ 1/2




Halkaan Riix oo Daawo Qaybta 2-aad ee Barnaamijkan Somali Pirates Taking Over! ~takin ships for millions of dollars~ 2/2 -


No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.