What you may have missed

Tuesday, June 16, 2009

Waa in Ganacsatada Xamarweyne Muddo Soddon Cisho ah Ku Soo Furaankaan Dukaamada Dahablayaasha

Maamulka Xamarweyne ayaa ugu baaqaya inay si deg dega u how geliyaan suuqii dahablaha xamarweyne ganacsatada dahabka ka shaqeysta ee deegaankaasi ku sugan iyadoo kuwaasi ay si weyn ugu cabanayaan dhibaatooyin dhaqaalaha ah mudaddii ugu dambeysay. Xuseen Nuur Geesi ee UniversalTV ah oo warbixin ka bixiyey.




No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.