What you may have missed

Tuesday, June 16, 2009

Max'ed Cadow oo Wareystay Burcaad Badeed

Waa kan koowaad oo ka mid ah shanta warbixin ee u gaarka ah Aljazeera, midkaanoo Aljazeera fool ka fool ula hadashay dhalinyaro burcad badeed ah kuwaasoo ah kuwa ka dambeeya in xeebaha Soomaaliya laga cabsoodo loona soo dhowaan. Halkaan Riix - Maxamad Cadow oo Wareysanaya Burcad Badeed. Daawo: Cadow's New Interview With Somali Pirates


Sidoo Kale Fiirso video ah

Ganacsada Suuqa Dahabka Xamarweyne oo lagu Amray inay 30 Cisho gudahood dib ugu furaan Dukaamadoodii suuqaas Waxaad Kaloo Sii Fiirsataa..

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.