What you may have missed

Sunday, May 16, 2010

Yaa U Sheega Burcad Badeeda in Dadka ay Qabsadaan Ehello Leeyihiin

Dadka ay qabsato burcad badeedku waa dad nool oo leh ehelo ay ka dhaseen. Waxaan badankeen aamin sanahay inaan waxba naga galin qofkii badda Soomaaliya iyagoo dhex jeexaaya burcad badeed markabkooda ku qabsato. Hase yeeshee, dadku waa shaqaale aan waxba galabsan. Qoys hindi ah oo ku nool gobolka Trivandrum ee dalka India ayaa cabaadkooda laga soo daayey television gobolkaas ku yaal. Waxa ay u andacoonayaan in dowladda India wax ka qabato xaaladda ay ku jiraan islamarkaana dowladdu sameyso dhaq dhaqaaqyo ay u ololeynayaan in eheladooda burcad badeedu heysato lagu soo daayo.

Daawo sawirrada dadkaas. Video-gan hoos ku jira ka fiirso.
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat