What you may have missed

Thursday, May 6, 2010

Video Hees Macaan: Guled Axmed iyo Fartuun Cumar - Kuu Samri Weyday Naftu

Kuu Samri Weyday Naftan

Erayada ah: Kuu Samri weyday naftu, kaana samri weyday, waa erayo laba qof oo is jecel, hadana ay u dhexeyso khilaaf weyn oo kala fogeynaya ay isku yiraahdaan sida ka muuqata Heestan leh Video aan caadi ah loo sameeyay aadna u macaan oo ay qaadayaan Guuleed Axmed iyo Fartuun Cumar. Video-gan waa Hollywood Style Video, macanaha, ha ka filan in qaabkii hore ee videoyada heesaha Soomaaliga u muuqan jiray kuula ekaado. Kan waa filin camal oo adigaa daawashadiisa la dhacaya. Riix linkiga Hoose oo ka daawo Waatv.com.

Daawo - Heesta - Kuu Samri Weyday - Guuleed iyo Fartuun



Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat



No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.