What you may have missed

Friday, May 7, 2010

Ma Leedahay Facebook? Ha Moogaan! Sababtoo ah..

Walaal ku soo dhowoow Somchat.com aka Somali News and Blogs. Waxuu nugu cusub inaan comments-ka aad ku qori karto halkaan taasoo weliba aad u isticmaali karto Facebook-kaaga. Waxii meeshaan ku qorto Facebook Live Feed/News Feed iyo weliba Profile Wall pages ayay ka soo baxayaan iyadoo ku hoos qoran yahay linkiga bogga aad commentiga ku qortay, waa kan.

Bal tijaabi oo hoos noogu sheeg saad u aragto sida Somchat.com loogu xiray Facebook. Tan kale, fadlan friendskaaga u sheeg :) Waa mahadsantahay.

Update!!!! 16/05/2010 Maadaama aan dib u habeyn ku wadna Somchat.com waxaan ka bixinay Facebooga. Insha Allah markii aan dhameyno dib u qurxin/dhisidda somchat.com ayaan ku soo celin doonaa. :)
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.