Heesaha ay qaadaan waxay u badan yihiin kuwo ka hadlo dhaqanka dhalin yarta sida kuwa jaceylka iyo shukaansiga ka hadlaya. IskuFilan Girls ayaa jecel fanaan badan oo Soomaali ah sida Axmed Naji, Faadumo Qasim, Luul Jaylaani iyo Awees Khamiis. Sidoo kale, waxay ka helaan heesaha Rahima iyo King Khalid. Waxay ka dhigteen astaanta ku dhalisay inay fanka heesaha soo galaan fanaanka caanka ah ee Keynaan.
Beryahan fanka ayaa waxaa kusoo biiraya dhalinyaro Soomaaliyeed oo aad u faro badan, kuwaaso qaarna luuqadda Inglishka ku heesaan, qaar kalena sida IskuFilan Girls ayaa ku heesa luuqadda Afsoomaaliga.
Halkaan ka fiirso Vedio-ga IskuFilan Girls kaasoo ay kaga hadlayaan waxyaabaha ku dhaliyay inay noqdaan fanaaniin.
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
No comments:
Post a Comment
Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.