Tajwiid uu aqrinayo wiil Soomaali ah magaciisu yahay cabaas oo ka qaybqaatay tartan tajwiidka quraanka ah oo lagu dhigay Dubai. Codka safiixa ah ee wiilkan noogu aqrinayo bal dhageyso Allaha ajir ka siiyo qaari'a
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
No comments:
Post a Comment
Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.