What you may have missed

Thursday, August 27, 2009

Warbixin Xaabsade Siiyay Universal Ku Saabsan Ilaaladiisa iyo Booliska

Xaabsade ayaa si deganaan leh uga waramay xamaasadii isaga ilaaladiisa dhex martay ciidamada booliska dowladda isagoo sheegay inay arintaahi aheyd mid qorneyd. Waxaa iska horimaadkaas ku dhingtay 7 qof oo ay ka mid ahayd haweenay meesha dagaalka ka dhacay ka ganacsaneysay. Waxaa warkaan u soo diray Universal TV, Alcadaala. Waa kanaa faahfaahinta - Dhageyso/Daawo






Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.