What you may have missed

Monday, August 3, 2009

Warbixin Ku Saabsan Al-Shabaab oo laga Cabsi Qabo inay Ku Jihaadaan Dalka Kenya

CNN Report: Waxaa laga cabsi qabaa in dalalka deriska la ah sida Kenya ow dagaalka ka socda Soomaaliya ku fido. Inkastoo aan cabsidu ahayn mid nagu cusub, reer galbeedka ayaa u arka wax suurto gal ah in Alshabaab ay bilaabaan howl galo dagaal oo ay ka dhex fuliyaan dalalka Soomaaliya deriska la ah siiba Kenya, taasoo dhowr mar ay horey ugu dhaarteen. Warbxintan ayaa laga soo daayay CNN.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.