What you may have missed

Tuesday, August 4, 2009

Niman Soomali iyo Lubnaniis Falal Argagixis Lagu Qabqabtay Australia

Pooliska Melbourne ee Dalka Australia ayaa qabqabtay niman ay ku tuhmeen inay diyaar uhaayeen qorshe falal argagiso ah lagu fulinayo. Nimankaas oo isugu jiray Soomaali iyo Lubnaniis ayaa sida warbaahinta reer Australia sheegeen inay xiriir la leeyihiin Al-Shabab. Waxaa wararku intaa raaciyeen in nimankan ay qorsheeyeen kuna dhaqaaqi rabeen sidii ay qoryaha fud fudud ugu weerari lahaayiin xerooyin Mileteri ee ku yaala magaalada Melbourne.



The Police Press Conference ----




Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.