Dowladda masar ayaa ka caga jiiday howlaha lagu soo deynayo laheystayaasha cabsi ay ka qabto inay burcad badeedku u bartaan qabsashada maraakiibta masaarida maadaama dowlada masar ay bixin doonto lacagta madax furashada. Sidoo kale dowldda masar ayaa eedeynaysa dadka reer masar ee kaluumaysi u aada wadamada fog fog sida agagaarka xeebaha Soomaaliya iyagoo taasi ay tahay sharci daro caalami ah, sidaa darteedna dowladda masar ayaa rabta inay dadkeedu ka digtoonaadaan inay Soomaaliya baddeeda kaluumaysi ugu gaaraan taasoo naftoodana qatar gelin karta.
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
No comments:
Post a Comment
Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.