
Daqan guuris baa idinku dhacay iyo dhaawac xoog badane, Iska dhiciya maahane wax kale dheg uma taagtaan' ayuu ku dhawaaqay abwaan Sugaal Cabdulle Cumar isagoo tirinaya Gobayga Dhaqan Guur. Erayada gabayga ayaa si cad u tilmaamaya Soomaalida maanta sida ay u dhaqanto waana mid canaan ah oo ku jeeda qof kasta oo Soomaali sheegta. Bal adiguba dhagayso erayadan runta ah.
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
waxaan la ilmeeyay sida abwaanku iigu tilmaamayo soomaalida boqolkiiba 90% sida ay u yihiin dad aad iyo aad uga heliyay dalkooda iyo karaamadii soomaalinimoda. waa inaan isbedelnaa oo dhaqan celin doonanaa walaalayaal
ReplyDelete