What you may have missed

Sunday, August 2, 2009

Baarlamaanka oo diiday Heshiiskii Xadeynta Badda

Xilibaano tiradoodu dhantahay 334 xilibaan ayaa diiday heshiiskii ku saabsanaa xadeynta badda ay wadaagaan Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya. Waa kanaa video-gan doodii baarlamanka siday u dhacday.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.