What you may have missed

Sunday, August 2, 2009

Video ah: Xaabsade oo sheegay in dowladdu ay diyaarisay ciidamo gacanta dowladda ku soo celiya gobollada Bay iyo Bakool.

Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa shaaca ka qaaday in dowladda soomaaliya ay bilowday qorshayaal dagaal oo qaabeysan,kadib markii ay ciidamo ballaaran ku diyaarisay gobolada dalka iyo xuduudaha Itoobiya.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.