What you may have missed

Saturday, August 1, 2009

Qoyskii uu Ka dhasay Jamal oo Tuushka Wargeysyada Ku Ifayo

Hooyadii uu dhashay Jamal Bana oo beryahan ay kadaba hari la'yihiin wargeyka Mareykanka ayaa ka noqotay caan Minnessota iyadoo noqotay tilmaan loo isticmaalo tusaale ahaan mar kastoo laga hadlo dhalin yarta reer Mareykanka ee dib ugu Dhoofa Soomaaliya si ay dagaal u galaan. Sida la sheegay, cidii reer Bana iyo qaraabada ku dhow dhow ayaa wada warar ah in ay jiraan dad si qarsoodi ah ku shaqeynaya kuwaaso si qorsheysan u wada dhalin yarta soomalida ha ee reer Minnesota kadib markay ka dhaadhiciyaan inay jihaad u aadaan goobaha dagaaladu ka socdaan ee Soomaaliya. Si kastaba, dowladda Mareykanka ayaa weli goobitaan ku la' dadka arintan ka dambeeya iyagoo baaritaan ku wada imaamyada masaajidyada. Video-gan waa warbixin kale oo arrinkan ka hadlaysa.



Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.