What you may have missed

Saturday, August 1, 2009

Wareysi Lala Yeeshay Shaaweeye - UnivTv

Ciidan qabaa'il majiraane, ciidan dowlad baa jira - ayuu yiri Shaaweeye - isagoo weliba sii sheegay in xirashada dareeska ciidanku sharci ku yahay askari kastoo dowladda ka tirsan. Beryahaan oo ay hakadeen dagaalldii kooxaha iska soo horjeeday ayaa c/nuur muude Alcadaale warbixin kasoo diyaariyay xaalada Muqdisho isagoo wareystay Shaweeye


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.