What you may have missed

Saturday, August 8, 2009

Warbixin Dheeraad ah ee Maanta UnivTV Kulankii Sh. Shariif iyo Hillary

Kulankii Hillary Clinton iyo Sh. SHariif Sh. Axmed ayaa ah mid taariikhi ah iyadoo ah markii koowaad oo xubin ka mid xubnaha ugu sareeya dowladda Mareykanka ay la kulanto madaxweynaha Soomaaliyeed labaatankii sano ee lasoo dhaafay. Waxaa warbixin cusub ka soo saaray kalankaas Universal TV. Daawo Video-ga





Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.