What you may have missed

Saturday, August 8, 2009

Somchat.com oo Wararka Soomaaliya Si Toos Ah Kuula Socodsiin Doonta



Waxaan dhamaan aqristayaasha Somchat.com ugu baaqeynaa inay si toos ah ugala socdaan wararka cusub ee quseeya arimaha Soomaaliya iyagoo ka soo bixi doona bogga Somchat.com sida ugu dhaqsaha badan oo ay u soo gaaraan Somchat.com. Ilaa iyo hadda waxaan soo gudbin jirnay video-yada wararka quseeya sida kuwa Aljazeera, Universal, FranceTV, KTV, CNN, iyo waxii la mid ah iyagoo ku saabsan wararka markaas dhacay oo laga soo daayay telivishion nadaad. Hase yeeshe, waxaan si toos ah usoo gelin doonaa warar qoraal ah oo qaas u ah Somchat.com oo kula socodsiin doonaa dhacdooyinka Soomaaliya iyo waxii warar ah oo quseeya.



Hadii aad dooneyso inaad soo gudbiso wararka ama aad heyso maqaalo aad rabto inaan soo daabacno fadlan u soo dir dalkatech@gmail.com.

Mahadsandid.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.