What you may have missed

Saturday, August 8, 2009

Dilkii Seefta Banaanka oo Daraawiishta Buuntilaand Baarayaan

Ciidamada Daraawiishda dowlad goboleedka puntland ayaa wada baaritaan dadkii ka dambeeyay dilkii Warsame Cabdi Shirwac (seefta Banaanka). Daawo Video-ga Faahfaahinaya warkaas.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.