What you may have missed

Saturday, August 8, 2009

Kuluumeysatada Shabeelada Hoose oo Kaluun La'aanu Ku dhacday


Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sida la sheegay waxaa ka sii dhamaanaya kaluunka taasoo keentay kaluumeystayaasha in howlahoodii kaluumeysiga hoos u dhacay. Magaalada marka ayaa laga sheegay in aad iyo aad ay u liitado xaalada kuluumeysato ay haatan ku jiraan.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.