What you may have missed

Saturday, August 8, 2009

Vice President Kalonzo Musyoka oo UN-ta Ka Codsaday in Dowladda KMG ah Hub IibSato Loo ogolaado


Dowladda Kenya ayaa ka shaqeynaysa sidii caalamka uga dhaadicin lahayd in Dalka Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta xaga hubka ah si dowladda KMG ah u iibsato hub ay isaga difaacdo kooxaha mucaaradka ku ah. Warbixintan Daawo - CitizenTV - Kenya




Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.