What you may have missed

Sunday, August 23, 2009

Warbixin Dagaallada Muqdisho, Universal TV - Alcadaala

Dagaalka dib uga bilaawday magaalada Muqdisho ayaa ah mid ku soo aaday mar bisha barakeysan ee ramadaanka bilaabaneyso iyadoo la rajaynayay in kooxaha is heystaan ay hakiyaan dagaallada si dadka muslimiinta ah ee soomaya u helaan waqti ay ku cibaadeystaan si nabad ah. Video-gan waa warbixin Universal TV ku saabsan dagaallada dib uga bilaawday Muqdisho





Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.