General Okelo ayaa loo dhigay xaflad lagu sagootiyay taasoo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda oo ay ka mid yihiin Madaxweynaha, Ra'iisul Wasaaraha, iyo Gudoomiyaha Baarlamanka. Warbixintan oo ay ku jirto qudbooyin ay halkaa ka bixiyeen Ra'sul Wasaaraha iyo Okelo, iyo masuuliyiin kal, waxaa soo diyaariyay Alcadaala, Universal TV
Fadlan Soo Fiiri Bogga Hore - Daawo Video-yada Wararka ah ee Cusub iyo Kuwa Universal TV - Hoos Riix
No comments:
Post a Comment
Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.