Masjidka Isbaheysiga Islaamka ayaa wajigii hore ee dayactirkiisii soo gabagaboobay. Warbixintan ayaa ah mid ku saabsan dayactirka masjidka iyadoo uu ka hadlayo qadiibka masjidka arintaas una mahad celinaya dadka ka qayb qaatay dib u dhisidda masjidka.
No comments:
Post a Comment
Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.