What you may have missed

Saturday, August 15, 2009

Barakacayaal Ku Dhibaateysan Jawiil oo Weydiistay Gargaar

Biyo la'aan iyo cunto la'aan iyo hooy la'aan ayaa ku heysata degaanka Jawiil ee gobolka Hiiraan dad barakacayaal ah oo badankood ka soo carareen dagaalada Muqdisho. Daawo video-yada iyo sawirrada calool xumada badan. Universal TV





Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.