What you may have missed

Wednesday, August 5, 2009

Video ah Shirkii Jaraa'id Madaxweyne Shariif Qabtay

Waa warbixin ay ka soo duubtay Universal TV shir saxaafadeed madaxweyne Sh. Shariif uu dhowaan ku qabtay Villa Soomaaliya. Madaxweyne Sh. Shariif ayaa shirkaas jaraa'id uga hadlay balanta isaga iyo Hillary Clinton ay dhowaan ku kulmi doonaan. Universal TV - warbixintii Alcadaala ee Muqdisho.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.