What you may have missed

Wednesday, August 5, 2009

Amanda Lindhout oo Halsano U afduuban $1 Million Madax furasho ah

Waxaa calool xumo ah in gabartii journalistaha ahayd ee magaceedu ahaa Amanda Lindhout ee laga afduubtay iyada iyo kaamiriiste la socday ceelasha biyaha in weli ay gacanta ugu jirto burcaddii afduubtay oo aanay la bixin madax furashada. Gabadhaas waxaa la qabsaday August 2008 sanadii lasoo dhaafay. Waxaana Amanda loo heystaa lacag dhan $1 Million. Iyadoo oowneysa kana cabatay inay jirantahay aana la siin wax daawo ah ayay soo wacday telivision kasoo baxa Canada la yiraah OMNI-TV. Warbixintan OMNI TV ay gabadhaas ka soo diyaarisay daawo.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.