What you may have missed

Thursday, August 6, 2009

Heesta 'Hooyo' Amaan Ku Socota Hooyada by Guuleed Axmed

Waa hees ilinta kaa daadineysa markiid iyadoo hooyadaa ku soo xasuusin doonta. Heestan ayaa dhegeysteyaal gaaraya 326,000 ay ka dhageysteen youtube-ka iyagoo badan kood ay ka ilmeyso markey codka macaan ee Guuleed iyo erayada aad amaanta hooyo ugu habeen ay maqlaan. Dhageyso - Daawo Video-ga heesta Hooyo by Guuleed Axmed. Producer - Zach, Featuring Guuleed Axmed.



Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.