What you may have missed

Friday, August 7, 2009

Shariif iyo Mrs Hillary Clinton oo Kulmay

Waxaa Maanta wadanka Kenya Shirkii ugu horeeyey ku yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Wadanka Mareykanka Mrs Hillery Clinton, waxaana leysku afgartay dhamaan waxyaabihii laga wadahadlay, iyadoo kulan kadib ay labada Masuul shir jaraa,id ku qabteen Safaaradda Mareykanka ee Nairobi


Universal TV - Somalia - Hillary Clinton and Sh. Shariif Meeting




Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.