What you may have missed

Saturday, August 8, 2009

Qudbadii Hillary Clinton Ka Jeedisay Shirkii Jaraa'id ee Kulankii iyada iyo Shiikha

Hillary oo booqasho ku joogta Kenya ayaa la kulantey Madaxweynaha Somalia Sheekh Shariif iyada oo sheegtey in mamaulkeeda taageersan yahay dowladda Somalia. Waa tanaa Qudabdii ay ka hor aqrisay shirkii jaraa'id ee iyada iyo Sh. Shariif ku qabteen Nairobi.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.