What you may have missed

Saturday, August 8, 2009

Xaabsade oo Diiday in Dowlad Goboleed Loo Sameeyo Baay iyo Bakool

Xaabsade ayaa diidan in la sameeyo dowlad goboleed laga sameeyo Baay Iyo Bakool isagoo sheegay in wax dowladda aan soo marin la sameyn karin. Wuxuu sheegay in uu axdiga dowladda ku qoran dadka degan gobolka loo sameeynayo ay koow ogolaadaan in loo sameeyo dowlad goboleed hadii kale aan la sameyn karin dowlad goboleed metesha. Waxaa dhowaan shir arinkaas ku saabsan ka dhacay Netherlandska hadana ka socdaa mid kaas la mid ah dalka Kenya.





Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.