What you may have missed

Friday, August 28, 2009

Kulan Ay Ciidankii Hore ee Xoogga Dalka Ku Yeesheen Muqdisho

Xuseen Nuur Geesay oo ah wariyaha Universal u Jooga Muqdisho ayaa warbixin ka soo diyaariyay kulan dhowaan ay ku yeesheen ciidamo ka tirsan saraakiisha qalabsida ee dalka soomaaliya, kuwaasoo ka shiray sidii wax looga qaban lahaa amaandarada ka socota dalka soomaaliya. Sida la sheegay ilaa 1800 oo ciidankii hore ah ayaa la aruuriyay. Daawo Video-gan ah Warbixinta Kulankii Xoogga Dalka Soomaaliyeed




Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.