What you may have missed

Friday, August 28, 2009

Ciidamado Militeri ah oo Loo Tababarayo Soomaaliya oo Jooga Jabuuti

Waa Ciidamo dhan 800 oo askarta militeriga ah oo tababar uga socda Jabuuti kuwaasoo loo diyaarinayo inay qayb ka qaataan dhowridda nabadgelyada dalka Soomaaliya. Daawo warbixintan xiisaha leh, iyo ciidamadan oo u eg dad wax qaban kara, sida ay u nidaamsanyihiin.





Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.